Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Ku,,dhamaan ogaadeen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamiilo

Thursday, March 08, 2001 - 05:22 pm
asalaama calaykum waraxmatulaah
walaalayaal waxaan raadinayaa
ama cid garanaysa haday jirto
nimanka lakala yiraahdo
warsame faarax cabdi&caynab&cabdi rashiid
oomarkii iigu wardanbaysay
joogayxuduuda galdogob&balanbale
la lahaayeen amxaarada intii amxaaradu
haysatay labadaa magaalo
ayagoo ahaa markaa ciidamadii dowlada
qabiilkooda ogaadeen reer cabdile
warsame wuxuu ahaa reer cabdile reer NFD
waa warsame faarax cabdi