Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa yaqaan layla iyo balqiis oo,daganaa jiray towfiiq
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Tuesday, March 13, 2001 - 09:10 am
waxaan ahay mid ka,mid ahaa dhaliyaradii xaafadda towfiiq daganeed hadii ay jiraan qof war ka heeysa fadlan ila sii xiriir ama aad idinkaba aragtaan
igala sooxiriir ahmadqaanso@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rahmo

Monday, March 19, 2001 - 06:45 pm
walaalkiis waan ku salaamay
aniga ayaa waxaan daganaa inta udhexeysey suuqa towfiiq iyo suuqa juungal aad ayaana u jecelahay qof kasta oo daganaa soonahaa in aan maqlo warkooda walaalkiis horta aniga ma'aqaan dadka aad raadineyso laakiin adiga ayaan rabaa in aan is barano maadaama aan is xaafad camal aheen.
aniga waxaan hada ku noolahay usa waxaana iga heli kartaa emailka ah salma_jinow@yahoo.com
waa mahad sanatahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEQ

Friday, March 23, 2001 - 09:29 am
to. rahma abaayo waan kula soo xiriiray adigana aqbaartaada waan waayay u dhacay aqbaartaada hala helo fadlan MAHADSANID