Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): BAAFIN-AHMAD DAROOGO OO AH MURUSADE FORCULUS HABARCEENO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UBAH

Tuesday, March 13, 2001 - 10:19 pm
WAXAAN RAADINAYAA MY FIRST BOYFRIEND OO AADEY JABAN MARKII IIGU WARDAMBEYSAY WAANA MURUSADE FOORCULUS HABARCEENO,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XANAAN

Monday, March 26, 2001 - 02:34 am
Saaxiibey wiilkaas anna waan jecelhay, ee hadii aad meel ku ogaato ii soo sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Edil

Sunday, April 01, 2001 - 07:54 pm
Ubah waan ku salaamay, wiilka aad raadinaysid ma garanayo cida uu ka yahahay murursade laakiin waa qabiilkaa hadaba numberkan ka wac iskana hubi koley magacu waa magaca aad sheegaysid waana
sidan tell: 416-413-0038 or shaqada 416-323-0966
wuxuuna joogaa Canada, Toronto so good luck haddii uu yahay qofka aad raadinaysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Friday, April 06, 2001 - 04:34 pm
TO: Edil

walaal waad mahadsantahay inaad ii soo heshey ninka aan raadinayey telefankiisa mana aqaan saan kuugu abaalnaqo runtii mahadsanid

walaal Edil maku weydinkaraa su'aal
adigu ma isku xaafad baad eheydeen Ahmad Somalia
hadii aad eheydeen aniga ma'i xasuusataa
waxaaana deganaa saraha ruuska
maxasusataa Ubax deganeed S Ruushka

marlabaad mahadsanid Edil
Ila sooxiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Edil

Monday, April 09, 2001 - 01:29 pm
Abaayo waan ku salaamay, salan kadib, abaayo ahmed isku xaafad maanu ahayn laakiin wuxuu dhigan jiray schoolka hoose dhexe Taleex. Markaa anigu waxaan deganaa xaafada shirkole ee saraakiisha laakiin waxaan garanayaa oo aan isku lot ahayn siman markii danbana ka tagtay wadanka iyo dhalin yaro kale laakiin maxa suuusto magacyadii. aad baan ugu faraxsanahay inaad is hesheen Ahmed adaana mudan oo waaa la isku leeyahay baan u malaynayaa.

Is maqal danbe oo xiisa leh
Edil