We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 03:11 am ASALAAMU CALEEYKUM waxaan ahaa mid kamid ah ardaydii dhigan jirtay machadka islaamka waxaana jeclahay in aan wax ka,arko ardaydii ila dhigan jirtay? Maka mid tahay ila soo xiriir ahmadqaanso@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 11:55 pm deeq waan dhigan jiray macaadka 1986-89. anigoo glaska afrat dheax ii marayo ayuu dagalka dhacay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 08:10 am TO ayaan waanku salaamay abaayo salaan walaaltinimo salaan kadib aad baan ugufaraxsaahay in,aa ila sooxirrirto maadaama aad ka,mid aheyd ardaydii machadka islaamka. aniga markuu dagaalka dhacayay waxaan ahaa 2,aad wax maka xusuusataa macalimiintii iyo weliba meeshii ay,kudanbeeyeen abaayo ila soo xiriir waana mahadsantahay warkaaga hala helo mahadsanid
|