Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): YAA TAGJIRAY ISKUULKA H/DH 1 MAAJO IYO SHEEKH MADAR 1986/89
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 07:23 am
HADAAD TAGI JIRTAY 1 MAAJO 88/89 ADD AHAYD GR 8 IIGA TAG MASSAGE AT www.hajii@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bakaare

Friday, March 16, 2001 - 12:47 pm
Hello anonyomous

wxaan dhigan jiray Sheikh madar waxaanan ka baxay sanadkii 86kii oo waxaan filayaa inaan kaa horeeyay.
dhalinyaradii halkaa dhigan jirtay waxaa ka mad ahaa Maxamed Falstiin, ciid Faarax, Cabdilaahi Madoobe, Xamdi, Nimco, Baashi, Caloolay, Cabdi Waaxid, Bootaan oo dhigan jiray 1 Mayo, iyo qaar kale oo badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Saturday, March 17, 2001 - 04:18 am
bakaarow war cabdiwaaxid meel maku sheegtaa, isku xaafad ayaan ahayn waxaana uu dagnaan jirey farmashiyo naxriis aktiisa,adigana halkee dagnaan jirtey.