Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAA N RAADINAYAA MARYAN WARSAME-MARYANMATO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WALAALAYAAL QOF ALLAALE QOFKII GARAYNAYA MARYAN
WARSAME OO KU MAGAC DHEER MARYAN MATO OO MARKII
IIGU WAR DAMBEYSAY LA IIGU SHEEGAY SACUUDIGA
FADLAN ILA SOO XIRIIR, ANIGOO AH MAXAMED JEYLAANI
KUNA MAGAC DHEER MACAANI AHAANA TOPOLINO SAAXIIBKIISA OO DEGGANAA XAAFADA KAARAAN MUQDISHU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed shariif (Public user)

Unrecorded Date
FADLAN QOR ALLAALE QOFKII GARANAYA MARYAM MATO
OO U BADNAAN JIRTAY FIFTY FOUR CLUB 54 MUQDISHU
ILA SOO XIRIIR ANIGOO AH MAXAMED JEYLÖAANI MACAANI
DEGANA DALKA SWEDEN-STOCKHOLM
E-MAIL mohsher@telia.com
tel 46-8-6461594