We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Sunday, March 18, 2001 - 11:45 am salaan dhamaan ekhyaarta waxaan halkan kabaafinayaa dhamaan asxaabtii madiino gaar ahaan reer siliga,jidcadaha,gasaaro,ama ciyaal cali xuseen iyo bigest crew CIYAAL JUBBA from juba privet street hadaba cidii reer madiino ah ama yaqaan cid madiino katimid fadlan nala soo xariir halkaan waa madiino land 4 ever and ever anigoo ah mr cabdi qaali waxaan idin leeyahay kulan wanaagsan e-mailkaygana waa sidan (buraale76@hotmail.com) kulanku waa halkan
|
| | Monday, March 19, 2001 - 03:24 am Waxaan raadinayaa dhalinyaradii aan isku xaafada ahayn waana ciyaal Madina gaar ahaan 'Godka' Dhalinyaradii ag daganeed 'Guryaha Booliska ee Isbitaal Madina'. hadaba hadii aad tahay waxaa magacayga la yiraahdaa 'Gaaxnuug' igala soo xiriira My @mail 'gaaxnuug@yahoo.com.
|
| | Monday, March 19, 2001 - 09:24 am anigu ma aan dagenayn madiina laakiin waxaan raadinaa saaxibtay khadiijo maxamed ibraahim oo deganayd madiina dhinanaca biyo galeenka oolagu ciyaari jiray balooniga waxay dhiganaysay jamaacada lafoole markii uu dagaalka dhacaayay waxayna u dhalatay raxanwayn qofkii yaqaana ama hadaad adiga tahay igala soo xariir (news_fadmoh@yahoo.it) mahadsanid
|