Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Ardaydii ka baxday J/C.Nasir Sanadkii 1986-1987
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiaziz

Sunday, March 18, 2001 - 07:08 pm
abdiaziz yusuf

waaan idin salamay aqyaarta dhamaan gabdho iyo wiilba waxaan u malynayaa waqti dheer bay ahyd xalgii isgu keen danbaysay xasuustuna waa halkeeda.aniga waxaan ahaa ardaydii ADABIga ahyd classkagunaa waxuu ahaa 1/2 2/2 adbi 3/2 4/2 hadii aad xilgaa aad wax ka xasuusato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abulkheer

Monday, April 09, 2001 - 02:22 am
walaal cabdiaziz yusuf waad salaamantahay.
salaan kadib aad ayaan ufarxay markaan maqlay jamaal cadi naasir 1986,1987.waxaa lii yidhaahdaa,khaalid al masri ama khaalid abulkheer waxaana dhigan jiri cilmi, waxaana caan ku ahaa magaca safa waayo aniga iyo akhyaar hadaad xusuusatid ayaa calanka saari jirnay.waxaana jeclahay inaan wada xidhiidhno inshaa allaah.
ilaa allikhaa yaa ustaaz.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiasis

Tuesday, April 10, 2001 - 09:15 pm
abdulkheer

waad salaamantahay saxiib runtii farxadaas waan kula qabaa sidaan horay u sheegayba xuusustu waa meesheeda,magacaagu aad buu iigu wayn yahay inkastoo aan soo saari karin, balse ruux aan la ilaawi karin ayaad tahay hadii aad ku jirtay ragii calanka saari jiray. waxay ila tahay hadii aan e-mailkayga ku siiyo wax waan isla fiir fiirinkarnaa,waxaan rajynayaa inay nolashu caadi tahay saxiib xagaad ku nooshahay? anigu waan joogaa Dallas,tx.U.s.a
e-mail dalmar12@hotmail.com