Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Baafin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jeylaani

Monday, March 19, 2001 - 01:47 am
waxaan raadinayaa nin layiraahdo abuukar muuse maaxaay oo abgaal ah cadulle galmaax ah oo markii iigu danbeeysan aan maqlay in uu joogay canada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faadumiini

Monday, March 19, 2001 - 09:30 am
waxaan raadinaa khadiijo maxamed ibraahim oo markii igu dambaysay joogtay muqdisho deganayd degmada wadajir dhiganaysay jamaacada lafoole una dhalatay raxanwayn igala soo xiriir(news_fadmoh@yahoo.it) mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RODA

Monday, March 19, 2001 - 10:39 am
waxaan halkan ka radinayaa gabar la yiraahdo SAHRA C/RASHIID CALI SHARMAARKE oo markii igu war danbaysay laygu sheegay wadanka Canada.

Walaalaheed waxaa ka mid ah Anisa c/rashiid, Nadiifo c/rashiid, iyo cali c/rashiid.

fadlan igala soo xiriira e-mail kan Rodaodowaa@yahoo.co.uk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haji

Monday, March 26, 2001 - 05:42 am
Alfalfa waxan halkan ka baafinayaa Gabar layiraahdo SUAD ISMAIL ANSHUR oo marlayiri waxay joogtaa CANADA,Fadlan qofkii garanayo MASAGE`iigu reeb halkaan, baab1990@yahoo.com
Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haji

Monday, March 26, 2001 - 05:44 am
Walaalayaal waxan halkan ka baafinayaa Gabar layiraahdo SUAD ISMAIL ANSHUR oo marlayiri waxay joogtaa CANADA,Fadlan qofkii garanayo MESSAGE`iigu reeb halkaan, baab1990@yahoo.com
Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, March 29, 2001 - 06:06 pm
salaan qof walab walalayal waxaan halkan ka bafinayay Ayaan Abdiwali Abdilahi oo marki igu danbesay lagu sheegay Sweden plz plz ila soo xiriir iyo waliba Dheman Cali Salax oo daganed Gremany waxay dhigan jireen Mohamoud Xarbi thanx thanx