We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 06:45 am Hi dear? welcome and have set.Are u from xamarjadiid area if yes please leave your message and the area u used to live. i live between carwo idko and labo dhagax so if u know some live there u probly know me so hook me up. i love to hear my old friend which i really miss them so just drop me message if u from xamarjadiid area ok. thanz for u coming in bro/sis. take care and keep the searching ok. my e-mail is cisman1@hotmail.com send me email if u have q thank u.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 07:38 am yeah, man. quracgaajos in the house. i used to live close to baarubax hotel salaama.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 09:39 am Hi every one " waxaan halakan ka bafinaya gabar la yirado "Dheman Ali Salax" hadii aad taqanid plz ila soo xariri iyo Ayan Abdiwali Abdulahi thanx
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 02:40 am Hi, Here is XamarJadiid born girl and grew up, I used to live Near Xerta Shiek Cali Muumin, I knew most people in jidka Sodanka,Dukaanka Ceeydiid.SO tell me where about you used to live brother.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 10:55 pm hey Raaxo i know the shop u talking about honey but i am not that far though. xirta sheikh ali muumin is way back xamarjadiid baby even it close to state muqdisho. so i am not familier that area but i used to hunting girls baby. even i used to play soccer that area honey. I knew girl name zaynab jiis she had pet birds and i was one of the most pet bird feeder. anyway i am proud that u are reer xamarjadiid so let's keep and tauch honey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 05:51 pm waxaan halkan ka bafinayaa ardaydii iskoolka cimaan geedi raage sanad dusiyedkii 1986. iyo dhalinyaradii kusoo kortay xaafada bakaaraha siiba agagaarka suuqa, aboowe xamar jadiid waxaan kusoo koray xafada bakaaraha una dhoway iskoolka xamar jadiid. waan ogahay inaadan ikaseynin laakiin waxaa laga yaabaa inaad adiga ka seysid dad ileyn wiilasha ayaa ka socod badnaa gabdhehee. runtii waxaan rabaa inaad iga cawiso sidii aan u heli lahaa asxaabteydii. thank you.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 03:43 am Hi Xamarjadiid You may know me cos I used to own a bird, some boys who I cant remember their names used to feed it and once stole one of my favorite bird, darling you took me back into old memories. I think I know zeynab jiis, her mother used to make Muufo, she was light skin and thin. My brother used to play soccer and his nick name was Kanooni if you can remember.Lets keep it touch darling.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 10:18 pm Hi raaxo thankz for your time sis. i wana know where u live right now if u don't mind sis or we can talk as private i meant the E-mail sis. is your choice sis and i am really happy to have u here sis. once again, thankz for your information and i am looking u forward sis.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 12:51 am Hi XamarJadiid I hope u doing great, my friend, I dont mind if we talk private, I mean you can drop me a e-mail on safiya53@hotmail.com so we can get to know each other. By Raaxo Looking forward to hearing from you
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 05:54 pm He reer xamar jadiid did you know any one live Labo dhagax area and used go dugsiga dhex ee Mohamoud Xarbi 1985 to 1988 exp. Abdirashid Ahmed Mohamed( abdirashid suxaye) thanx
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 05:02 pm To: raaxo walaal anaa xafadaas DAGENAA XIRTA SHEEKH CALI MUUMINE AGAGAARGIISA DUKAANKA CAYDIID WAA GARANAAYAA OO U DHAWAA XARUNTA XISBIGA ANIGA WAXAAN U DHAWAA DUGSIGA HOOSE DHEXE EE A MIIRI NUUR BARXADA SHEEKH CALI MUUMINE AGTIISA KUBAD KU CAYAARI JIRAY WAXAAN SAXIIB AHEEN MAXAMED NUUR CABDI CASIIS MAXAMED CAABI LIIBAAN INDHAY DHALINYARA BADAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 02:43 am To Burhaan Walaal waan ku salaamey adiga iyo dhamaan reer Hamarj anigoo ku hadlaayo magaca xaafada sharafta mudan ee HamarJadiid, waad mahadsantahay, Aboowe haddii aan kuu tilmaamo meesha aan daganaanjiray, waxan dagananjiray ka soo horjeed ka xerta Shiek Cali Muumin, waxaan dhigan jiray Skuulka Amino Nuur, waxan caan ku aheen Barafka oon gurigeena laga ii bin jiray, Waxan aqiin dhalinyarobadan oo daganaad tiintiinka ka danbeeyo xerta, oo ay ka mid yihiin Cabdi xafiid, mohamed, iyo maan deeq.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 08:16 am Hey raaxo i get u baby. i know u but not that much though sis. Although i am familiar your area but i used play soccer at Statio muqdishu. any way it has been nice to know u sis so u are very welcome to know me sis. thank and have wornderful day.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 05:19 pm To; raaxo walaal aad iyo aad ayaa umahadsantahay sida dhaqsabadan aad iigu soo jawaabtay. waa garanayaa cabdi xafiid maxamed ibraahim walaalkiis iyo qadar aan isku galas aheen, aniga waxaan garanayaa dhalinyarada dugaanka cabdiyare agdaganeed gooje idiris muuse dooli ciise dhuudhi waxaan dhigan jiray dugsiga macalin cali. walaahi xamarjadiid waa u xiisay i would'nt live anywhere beside xamarjadiid the best village in mogadisho. until then peace in xamar jadiid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 09:33 pm cumar Akhyaarta waad salaamantihiin yaa garanaya dhalinyara lakala yirado cabdi jarmal,caagane yuusuf oo degenaa masaajidka akhwaanka xamarjidiid guul baan idiin rajeynayaa reer x/jidiid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 02:08 am To Burhaan Waan ku salaamey walalkiis,Dhalinyarada aad magacyadooda kor ku sheegtey waxan ka war hayaa Idiris cali farah, Cabdi xafiid iyo walaalihiis, waxey ay xiriir fiican leeyihiin wiilal ila dhashay, walaal ma dhigan jirin dugsiga macalin cali, laakiin waxan dhigan jiray dugsiga macaline cabdi oo u dhawaa Ceelka hassan Balag.
|