Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Waxaan raadinayaa ciyaal baarbe 88/90 f3/f4 J
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daweye

Monday, March 19, 2001 - 07:37 pm
dhamaan waad salaamantihiin

waxaan raadinayaa ardaydii dhigan jirtay sare baarbe 88/90 fasalkii f3/f4 J.
waxaan dhiganjiray baarbe 88/90 fasalkii f3/f4 J.
waxaanan bedelkaga imid magaalada baydhabo.


dadka aan raadinayo waxaa kamida
safiya cali nuur
mohamed dahir
shukri xaji
wacdi
sacdiyo isaaq haajir
faduma soofe
sheekh doon
saacid

fadlan hadaad meelku ogtahay ama aad tahay reer barbe igala soo xirir E-mailkan.

daweye@hotmail.com