We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ANIGO AH MUSTAFE AHMED DIIRIYE (KHALIIF ) AYAAN WAXAAN RAADINAYAA AMA BAAFINAYAA GABADHA MAGACEEDU HOOS KUQORAN YAHAY OO AANU ISKU SCHOOL AHAYN SCHOOL KAAS OO LA ODHAN JIRAY. H/DHEX/EE/SIYAD. PLEASE IF YOU HAVE ANY INFORMATION ABOUT THAT PERSON OR U KNOW SAME HOW PLEASE CONTACT ME dirir99@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu calaykum waraxmatullahi wabarakaatu salan ka dib walaal maad soo qorin gabadha aad baafinaysa magaceeda marka ma hal gabadh ayaa dhigan jirtay h/dh/ siyaad mise aniga ayaan akhrin aqoon wax meesha ku yaala Aniguse waxaan kugala talin lahaa gabadha aad baafinayso ay tahay mid aad is jeclaydeen oo aad u sheegtay jacaylkaaga iyaduna ka aqbashay sug oo baafi ayaan ku oran lahaa aad ay ahayd gabadh aad isku skool ahaydeen oo cajabsayse waxaan ku oran lahaa gabdho soomaliyeed meel kasta ayay joogaane iska guurso waxaan sidaas u leehay arintaas oo kala aniga ayay i haysan jirtay marka ma rabo in qof walaalkay ay qabsato , hadana waan ku gudbay oo waxan go,aansaday in aan iska guursado oo aana sugin gabadh ay toban sanno isku kaana dambaysay intaas waana walaaltinimo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 23, 2000 - 06:24 am waxaan halkan ka baafinayaa gabadh la yiraaho SUWAYS ASHKIR GURAC oo dhigan jirtay farsamada gacanta xamar h/dhexena waxay dhigan jirtay DHAGAXTUUR waxaana la iigu sheegay in ay degan tahay toronto-canada qofkii garanaya gabadhaas fadlan ii soo reeb meel aan kaala soo xiriiro
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 08:46 am eheheheheh WALEE WAA YAAB TO XIMBIL P/U WAXAAN KU WEEYDIIYAY ADIGA YAA ILA TALI KU YIRI?YAASE ADIGA KU WEEYDIIYEY JACEEYLKA KA DHAXEEYA LABADA QOF? ADIGASE MA WAXAAD YAHAY CAALIMUL QEEYYBKA QOF WAX KA OG? ADIGA WAXAAD OGAATAA QOFKA BIN AADAMKA AH IN UU ILOOBI KARO MAGACA QOFKA UU RAADINAAYO LAAKIIN ADIGOON HUBSAN WAXA MEESHA KU YAALA TAARIIQ NOLOLEEDKAAGA CIDNA HA UGA SHEEKEEYN ILEEN CID KUMA WEEYDIININ E
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 11:27 am War Mudane war ileyn anagaa balaayo aragnay. . Muxuu ninkan Ximbil ahaaye Talada heegankiyo dig iyo dabciga kula jira. . Qosol baan dhaka faaray walaahi weyga daacade. . Ninyow raali bal iska ahaw anigoon cidna ugareyn Ximbil baaba damacsan inaan ku raali geliyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 11:29 am Imikana waaba markii labaad ee aad gabadha magaceeda ilowdee...(Laakiin wayska caadiyoo Xanaaqaa ku ilowsiiyee) soo sheeg magaceeda wax aanu kula qabano hadaanu kari karayno.
|