Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): ARDAYDII JAMAAL C/NAASIR 1987-1990
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED SAID MOHAMED (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan baafinayaa ardaydii jamaal c/naasir dhiganjirtay sanadadii 1987-90. Khaas ahaan waxaan rabaa inaan warkooda helo dhalintii raabicada ahayd 1990, more specifically raabica al-awal.

Dhalintaas qaar akhbaartooda waan hayaa, basle badankood meelay ku sugan yihiin ma' aqaano. Hadaba akhiyaaray hadaad fariintayda heshaan intii ixasuusata ito intii badan oo kaleba - waxaan aad u xiisaynayaa dadaan taariikhdaas madoobaatay la wadaago!

Ragii aan kursiga ku wada fariisan jirnay sanadada badan aawaye:
- Cali maxamed maxamud
- Qamaan Korfaa Gaarane(Suldaanka - London iigu wardanbaysay)
- Cabdi Xaamud Axmed
- Siyaad Maxamud Shire

Were are you people. Warkiina ha lahelo hadaad sii jirtaan?

ANIGOO AH MOHAMED SAID MOHAMED
mmoh1@hotmail.com MELBOURNE AUSTRALIA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
aboowe waan ka xumahay unaan kuu sheegi karin dadkaas ,laakiin ana waxaan raadin ardaydii jamaal ka baxday 97/98
hadaad wax ka aragto warkooda iigu reeb halkan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Unrecorded Date
Mohamed Said waad salaaman tahay
waxa aad ii farxad gelisay markaan arkay adiga iyo dhalinyaro kale oo baafinaysa ardaydii ay isla soo madax qaadeen waa arrin lagu farxo "good work and keep it going" anigu magacaygu waa Faysal
waxaan dhigan jiray raabica Zaalis 89/90.

Haddii aan isku dayo inaan wax ka xasuusto dhalintii aan isku galaaska ahayn waxa ka mid ah:

Mohamed Al-wardi"tisciin"
Ahmed Omar Ise"Ahmed gaab"
Cabdisalaan"qaamey"
Mahad Omar Gacal
Mukhtaar"deganaa Bar Aaran gadaashiisa"
Safia"Shiikh Jama"
Khadra

brother hadii aad dadkaa warkooda maqashid ila soo xiriirsii. faysal@worldonline.dk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Unrecorded Date
to Anonymous
walaal magacaaga iyo fasalka aad dhigan jirtay ma aadan soo qorin, sidaa daraadeed way adkaynaysa in lagula soo xiriiro.

waa Faysal oo kuleh mahadsanid