Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Baafin halla mohamed caynaanshe oo isaaqa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 09:02 pm
waxaan raadinaya gabadh aan waa deris ahayn saaxiibna ahayn oo la yiraahdo halla mohamed caynaanshe waxaana la dhasahay muna iyo guuleed intaan ka xasuusto fadlan cidii garanaysa ha igalasoo xiriirto e-mailkan ama iyada haday aragto messegekan fadlan aad baan u xiisaynaya warka helo halla ama qoyskooda.
aad baad u mahadsantihiin

e-mailkaygana waakan nabillahaji@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 06:01 pm
reerkaad raadineyso
si wanaagsan ayaan u aqaana markii iigu dambeysey
waxay daganaayen toront,markaa haka aad wax u raadineyso laga wanaagsan sababtoo reerku aad ayey u macag weyn yihiin qabiilkooda isjka daaye
soomaali badan ayaa taqaana,
reer toronto la hadal qaas ahaan qof habar yoonisa
oo toronto dagan kadibna arinku isagaa is furfuri doona,
isna cadee inaad wiilshukaansi doona tahey ama
gabar saaxiibadeed raadinaysa,meeshad ku nooshahayn sheeg,hadii kale tel iyo magacaaga
halkan kaga tag anigaa kula soo hadli doona
si aan kuu caawiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 11:18 pm
walal runtii aad baan kuugu mahad celin laha weligayna ma iloobeen wanaagaad ii samysay man ihi wiil shukaansi doon ah waxaan gabadh ay saaxiib ahan jireen mudo aad u fog walal mana garanayo hal qof oo canada degen oo habaryoonis ah xataa halla ciday ka ahayd ma garanayo isaaq walal waxaa iigu dambaysay waa aaban qabiilkayga xataa si fiican u garanay ee fadalan axsaan ii samee oo hadaad i caawin karto ii soo raadi telephonkooda ama E-mailkeeda halla mohamed caynaanshe and i know inay aad caan u yihiin.
laakiin mudo badan baan baafiyey weyse ii soo suura geli wayday inaan war ka helo waxaadna tahay qofkii keliya ee rajo i galiya inuu heli karo meel ay ku nool yihiin .


waxaan u malaynayaa inaad ku qanacday hadal kayga ood i caawin doonto sidaan ku gaari laha saaxiibaday qaaliga igu ahayd ee Halla mohamed


again fadlan iga la soo xiriir E-mailkayga


meeshan waa public laakiin waxaan diyaar u ahay inaan tell ku siiyo hadaad igala soo xirirto amam aad i siiso E-mailkaaga aad baad u mahadsantahay runtii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 08:13 pm
nabiila
waaba cajiib qof aan xitaa qabiilkiisa garaniynin,
xumaanina kuma jirto laakin wey wanaagsantey,in qabiilka xaga wanaagsan laga barto,markaa tan oo kale ayaa kugu dhic marlabaad markaa walaal taadana baro da dadka soomaaliyeedna baro.
ciwaankaaga waan qaatey markaa reerka lamberkooda angaa kuu soo raadin inkastoo aanu magaalo ku nooleen,markaan ku lahaa is cadeena iga kaftan, ayey aheyd.
nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 08, 2001 - 09:32 pm
HI

walal maxaa kugu dhacay sow qof weyn oo macquula ma tihid sow ma aadan odhan waxaan kuu keenaya addresska laga helo halla mohamed

mise waxay kaa hayd kaftan just like that.

haday run kaa tahay ila soo xiriir ama isii e-maikaaga fadlan.

hadii aadan soo jawaabin waxaan u arkayaa inaad iska ciyaaraysay.
Thnkzzzzzzz