Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): ARDAYDII JAMAAL C/NAASIR 1987-1990
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED SAID MOHAMED (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan baafinayaa ardaydii jamaal c/naasir dhiganjirtay sanadadii 1987-90. Khaas ahaan waxaan rabaa inaan warkooda helo dhalintii raabicada ahayd 1990, more specifically raabica al-awal.

Dhalintaas qaar akhbaartooda waan hayaa, balse badankood meelay ku sugan yihiin ma' aqaano. Hadaba akhiyaaray hadaad fariintayda heshaan intii ixasuusata ito intii badan oo kaleba - waxaan aad u xiisaynayaa dad aan taariikhdaas madoobaatay la wadaago!

Ragii aan kursiga ku wada fariisan jirnay sanadada badan aawaye:
- Cali maxamed maxamud
- Qamaan Korfaa Gaarane(Suldaanka - London iigu wardanbaysay)
- Cabdi Xaamud Axmed
- Siyaad Maxamud Shire

Were are you people. Warkiina ha lahelo hadaad sii jirtaan?

ANIGOO AH MOHAMED SAID MOHAMED
mmoh1@hotmail.com MELBOURNE AUSTRALIA