We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 21, 2001 - 04:29 am waxa aan began u furey iney dhamaan reer waaberi wax ku soo qoraan.Waayo waxaa jirtey in nin la yiraahdo Mahameddeeq mar uu furey inaan ka heley dad badan oo aan mudo is arag.Hadaba haddii aad tahey reer waaberi bal isku key sheeg haddan ani ku garan waxaa laga yaabaa in qof kale ku garto. waa nin la yiraahdo ABDIkadir mudey oo barbaar reer waaberi ah. asalaamu caleykum waxaad igala soo xiriiri kartaan mude20@zonnet.nl
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 07:54 pm MUUDEEY WALAALKIIS WAAN KUFARXAY SIDAAD U RAADINAYSO, CIYAAL WAABERI WAA RUNTAA WAXAA MAHADA LEH NINKII HORE EE BOGA FUREY NASIIBDARO WALI QOFNA WALI KUU MA SOO JAWAABIN DONT GIVE UP ANIGU WAXAAN DAGANAA XERADA AFISYOONI LAAKIIN DHALIYARADA REER WAABERI IYO REERXAMAR JAJAB AAD AYAAN BADANKOODA U GARANAYAA. MUUDEEY MAGACAAGA AAD AYAAN U XASUUSTAA,WAXAN U MALEYNAYAA INAAD QOOLEY BADAN LAHEYD HADII AAN QALDAMEY KA NOQO IDHEH BY MUUDEEY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 01:06 am ku:anonymous Mraka hore waad salaaman tahey marka xiga waxaan u maleynayaa haddii aad isku key sheegto inaan ku garan lahaa waayo inta badan reer afisyooni waan aqaan marka ma isku key sheegi kartaa wsalaal Asalaamu caleykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 04:40 am Muudeey saaxiib waa ku salaamay marka hore, mark labaadna aad ayaad u mahadsan tahay. Saaxiiboow waxaan raadinayaa dhowr qof oo daganaa waaberi gaar ahaan iskoolks agtiisa, kuwaas oo kala ahaa 1) Ubax dheeray == Baaderi walaashiis 2) Ganey oo asagana dhigan jirey iskoolka waaberi 3) C/fataax dheere(wiito) 4) Fardowsa oo degenayd dagaandaga shaqaalaha 5) iyo Cumar xantal Mahad sanid saaxiib, aniga waxaa la i dhahaa cawil, waxaana macalimiintaydii ka xusuustaa Odowaa iyo Wagareew oo juquraafiga dhigi jiray.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 07:51 am reer waaberi dhamaantiina waad salaamantihiin waxaan daganaa suuqa cali boolaay agtiisa waxaa isku xaafad aheyn geney iyo walaalihiisa yurub iyo sacdiyo magaceygana waxaa ladhahaa cismaaneey......wada xiriir wanaagsan .....cayaal waaberi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 10, 2001 - 02:29 am walaal awil marka hore waan ku salaamey salaan ka bacdi waan ku farxay marka aan arkay maqaalka ah cayaal waabari walaal dadka aad sheegaysid waxaan ka gartey baadari walaashiis oo hada joogto usa walaal anagu waabari waxaan ku lahayn dukaan la yiraahdo faahiy shop wuxuuna u dhawaa shineemo soomaali. dhalinyara aan ka aqaanay waa sidan amiinow yariisoow, yaasiin siyaad
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 03:41 am reer waabari marka hore waad salaamantihiin marka labaad cayaaryahanka weyn ee kubada cagta ee reer waabari ama schoolbuliisiya cismaan muudey waad salaamantahay waxaan raadinayaa ciyaalkii daganaayen shaleemo somaliya abshir dhagool,canyaa c,eele ,mugtaarlamer,axmideyshiigalow iyo wiildaganaa maajo yaxyecabdisalaan iyodaanyerow
|