Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Yaa arkay asxaabtiii kalaa jooh g/10-1 islamabad pakistan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaarsoobiis

Thursday, March 22, 2001 - 01:35 pm
waraa nin yahow waa laka dhumay asxaabtii reer kaala joog G/1O-1 islamabad pakistan way kala dhumeen midba meel ayuu ka dhacay .marka waxaan ka codsanayaaa cidii aragatta..mid ka mid ah daal quur(khuur)yaalkii reer pakistan ha igu soo hagaajiyo.....emailkaygu waa kan...jubaman@excite.com waad mahadasantihii bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaar rubiyaa

Friday, March 23, 2001 - 03:32 pm
waraa jaarsoobiis
intee ka hadlee magacaaga soo qor
wax badan ha lagu maqlo.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Eeg so Biis !

Sunday, April 08, 2001 - 11:26 am
Eg so biis
Salaamu Calaykum
Asaxaabta salam ka dib waxaan idin wada rajaynaya kheer iyo barwaaqo reer G10/1 iyo dhamaan reer islamabad Pakistan
Aniga waxaan ka mid ahay asxabtii (90s ilaa 00)
waxaana jeclahay reer pak melkasta ay ku nool yihiin
waxaan se magacaan ula baxay aniogoo aad iyo aad u qoslaya markii la ii sheegay magacaa micnihiisa oo ah 120 = Gaariga caasiga ah ee ka shaqeeya magaalada islamabad ahna kan ugu dheereeya uguna khatarta badan Gawaarida paplic ah ee la raco oo la = ah Dadka gaadaal ka gaarka ah eee soo galay Pakistan ka dib markay bilaabatay dhofka Usa ayna magacaa mutesteen marki la arkay degdegtooda iyo daf dafta ay ku soo dhofeen ama lagu soo siray inay iyana mudo Isbuuc ah Usa ku tegi doonaan waxaa kale oo aan ku qoslaa sida loola helay magacaa iyo firfircoonida ka muuqata dadkaa aynu soo sifynay.
caalaa kuli xaal saaxiibayaal waa in reer pak la furaa meel aaraada la isku weedaarsado
Ani ahaan waxaan haya dhacdooyinkii aan kala kulmay ama aanku arkay wadankan Usa.
Adinkadna sidaa oo kale in waxyaalo xiiso leh la soo ururiyo.
lol
lol
lol
bye walaalkiin reer pak
nuun67@hotmail.com