Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): waxaan baafinayaa dhamaan ardaydiidugsiga sare ee Yuusuf al-kowneyn qaasatan1989-1990 iyo saaxiibaday Nuur c/dulle Bariise, Max'ed cumar max'ed (bakistaan)iyo 4D
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY. mustafa (gaab).
waxaan aad iyo aad uraadinayaa dhamaan asxaabtii dugsiga Yuusuf al-kowneyn meesha ay joogaan fadlan ii soo jawaaba ilana soo xiriira
I MIss all of you!

by. mustafa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahdi

Unrecorded Date
heey mustaf.
sxb waa ku salaamay, marka hore waxaa kula hadlaaya waa Mahdi(Cabdi kariin cumar isaak)sxb oo ahaa 4c ma sheegi kari inaa magaceeyga xasuusato laakiin waxaan laga yaabaa inaa igarato hadii aan ku dhaho waxaa adeer ii ahaa Cali isaak salaad maamulahii iskoolka.
sxb waxaa holland ila jooga cabdi xamiid bare yuusuf iyo liiban axmed cali oo hortii ahaa 4d.
waa liibaankii daganaa huruwaa, waxaa jira liibaan kale oo asna 4d ahaa oo ka dib 4c lakeenay liban cade kaas maahan.
sxb holland waxaan joogaa 5 sano waa shaqeeyaa waxna waa bartaa.
sxb waxaa igala soo xiriiri kartaa emailkaan amaba kan proviederka.

sxb sidaa iyo nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liiban

Saturday, September 09, 2000 - 08:39 pm
mustafe hadii aad tahay mustafe cabdi shakuur
waa walaalkaa liibaan ilaaa iyo dugsigiinii hoose dhaxe ee dhame, click it back

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faaisa

Sunday, October 29, 2000 - 10:15 am
Asalaamu caleykum
waxaan halkaan ka salaamayaa walaalaheey Cabdikariin(Mahad)iyo Liibaan. Waxaan ahaa ardeydii dugsiga sare ee Yuusuf alkownen 89/90 waxaana dhigan jiray 4c, aad ayaan ugu farxey markaan hadalkiina aqristey ayadoo aheyd markii iigu horeysay oo aanba Somalinet aqristo.
Waxaan deganahey dalka Holland ilaa iyo 93dii waxaan idinka sugi jawaab hadii alle idmo
Asalaamu caleykum
Faaisa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Sunday, April 08, 2001 - 03:10 am
To:Mustafe.ninyahoow waan ku salaamay.waxaan ahay maxamed yare,maxamed jeylani, haddaad ixasuusatid,waxaan aad ugu farxay inaan sooradisay saaxiibadaa.waxaan joogaa Hoolaan,waxaana lega helaa Raagoow12@hotmail.com nabadeey