Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Baafin ardaydii Yuusuf al-kownayn
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Musfafa (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan halkaan ka baafinayaa dhamaan ardaydii iskuulka Sheekh yuusuf al-kownayn qaasatan 1989-1990 iyo galaaska 4D oo dhigan jiray saxiibay oo kala ah Nuur cabdulle Bariise,Max'ed cumar max'ed (bakistan),Max'ed C/qaadir Sheegow iyo dhamaan asxaabeedii kale oon halkaan aan kusookoobi karin iyo macalimiinteeniin mudnaanta lahaa. Hadaba hadii aad kamidtaha ama aaadgaraneeysid ilasoo xiriir fadlan

BY mustaf gaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
HEY MUSTAFA SEE TAHAY INTEE JOOGTAA WAXAAN KAMID
AHAY ARDAYDAADII INKASTOO AAN SANAD KAA DANBEEYE
HADANA WAXAAN FILAAYAA AYAAN BARADHO IYO IN AAD
ISKU LOTE AHAYEDEEN AND DEQA MUUSE HAYE ADI MEEL
MA KU HAYSAA SICIID GULLEED SHABEL AND MAHAMED
MAHAMUD ADOW IYO NAJIB MOHAMED OSMAN NAJIB IYO
ADOW WAXAAN KU ARKAY KENYA 1994 ANY WAY NICE TO
TOLK TO YOU CIYAAL XISAABAADKA IS IN THE ROOM
ANY ONE ALSE OO CIYAAL XIIBAADKA AHANA WAA IDIN
SALAAMAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IFRAH (Public user)

Unrecorded Date
BY THE WAY MY EMAIL IS IFKA78@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IFKA78

Unrecorded Date
ifka waa salaamantahay. Run ahaantii aad iyo aad ayaan ugu farxay. fadlan iilasooxiriir halkaan hadii aad wax aqbaar kahaysid asxaabteena iskuulka ilasoo socodsii waxaan deganahay Finland

Waa Mustafa oo kuleh is maqalwanaagsan
waadna kufaxsanahay maqaalkaaga oo halkaan kusoo qortay. thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
hi dhamaan ciyaal xisaabaadka .
waxaan aad ugu faraxsanahay in ciyaal xisaabadka weli is jecel yihiin oo ay is raadinaayaan . waxaan deganahay norwey waxaan xisaabadka ka baxay 89/90 waxaa la i dhahaa muno karshe, waxaan raadinayaa hadii aad meel ku ogtihiin mursal,nuuradiin,yonis(maradona ) markii iigu danbeysay joogay holland.
iigu reeba wixii aqbaar ah
bye .muna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MADOOBE

Unrecorded Date
TO.MUSTAF
SAAXIIB IN AAN ISNAQAAN WAA LAGA YAABAA, ANIGA WAXAAN DHIGAN JIREY XISAABAADKA RAGA AAD KOR KUSOO MAGACAABTEY WAXAAN KA KASAA MAXAMED CABDULQAADIR SHEEGOOW WAXA UUW JOOGAA HOLLAND,XITAA ANIGAA RAADINAYEY HADII AAN SOOHELO AQBAARTIIS ANIGAA KUUSOO SHEEGAYO ADNA KA RAADI HOLLAND.
BY THE WAY MAGACAYGA WAXAA LAYIRAAH MAXAMED CABDI (MADOOBE).SEE YOU BRO , IF YOU GET ANY INFORMATION LET ME KNOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mx

Unrecorded Date
niyohow magaccaga magaranaaya laakin magaca iskuulka markii aan maqlay ayaan iska farxay magacayga waxaa layiraah c/qaadir abshir waxaan dhigaanaya c waxaan iku galaas ahayn dhalinyaro badan oo maalintii iskuulka ugu danbaysay aan isla soo lugaynay nala xabadeeyana ilaa madiina ayaan isla soo lugaynay marka waxii reer madiina ah oo xasuus ila soo xiriira, oo yaa xasuusta dhagoolkii faniga ahaa oo kabaha noo luutajaynjiray man i hope all these people are still a life and survived this stupid war that facked with our country.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan

Unrecorded Date
HI ppl
how are u all doing, waxaan dhiganayey Xisaabaadka
waxaana raadinayaa ardeydii ka baxday 86/89 gaar
ahaan class 4A, espacially Abiib, Xuseen (brilla)
Ayaan omer hashi, Umalkheyr cali qawdhan.
my email is afrika_queen@hotmail.com

see you all and wish u well

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faaisa

Sunday, October 29, 2000 - 10:40 am
Asalaamu Caleykum
Waan idin salaamey dhamaantiin walaalayaal ma maleyn kartiin sidaan u farxey markaan magaca xisaabaadka arkey, aniga magaceyga waxaa la yiraahdaa Faaisa Cali-nuur waxaana dhigan jirey xisaabaadka 4c 89/90. waxaan hada deganahey dalka Holland.

Muna
Muna Kaarshe walaale adiga waxaan aheyn isku lood hadii aad i garaneyso weli, aad iyo aad ayaan kuu xasuustaa anigu waxaan kugu salaamey salaanta muslimka(asalaamu caleykum Muna), ardeyda aad raadineyso Holland waan ku maqley laakiin weli ma arag.

Ayan
walaal waan ku salaamey ardeyda aad raadineyso waxaan meel ku ogahey Umalkheyr anigaana telefoonkeeda kuu soo qoraya by e-mail,hadii alle idmo.