Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): war meel iigu sheega xusen yaasiin godegode
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiira (Public user)

Unrecorded Date
akhyaarta wa salaaman tihiin salaan kadib waxaan baafinayaa wiil aan isku fiicneyn markii iigu dambesay waxaa laiigun sheegay yurub nsidaas daraadeed waxaan idin ka codsanayaa qofkii meel ku og inuu igala soo xiriiro baafinta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed ibraahim cabdi hoodle (Public user)

Unrecorded Date
waryaa meel iigu sheega nin la yiuraahdo cabdi kariin cismaan gaaboow oo markii iigu war dambeysay aan ku maqlay canada sidaa daraadeed cidii meel ku maqashay ha igalasoo xiriiraan emaylka soo socda hodle3@yahoo.com