    hodan | Friday, March 23, 2001 - 12:17 pm Waxaan raadinayaa ardaydii dugsiga sare ee raage ugaas. Gaar ahaan waxaan raadinayaa: Deeqo Maalin Max'uud. Maryan Cali Daa'uud. Sofiyo. Roda Max'uud Jaamac. Xassan Faarax Xassan (xassan qurux) iyagoo dhamaantood deganaa xafadda waaberi, gaar ahaan agagaarka dabka iyo Al-Farxaan agagaarkiisa. iyo haddii aad tahay ardaydii digan jirtay Raage Ugaas, ila soo xiriira. macalimiinteenee waxaan ka xasoostaa : Max'ed xassan Cawaale oo xisaabta noo digi jiray. Max'uud oo dhigi jiray biology. haddii aan magacyadiina inta ku soo wada koobi dhamaantii fadlan ila soo xirira. Nafiiso_jhotmail.com |
    Anonymous | Sunday, March 25, 2001 - 07:03 pm HODAN WAAD IGA FARXISAY MARKAAD ISOO XASUUSISAY ISKOOL R UGAAS ANIGU WAXAAN KU NOOLAHAY CANADA WAXAAN DHIGANAYEY SANADKII 1983 84 MARKAA WAXAAN LAAYAH DHAMAAN ARDAYDII R UGAAS DHIGAN JIRTAY OODHAN MEEL KASTA OO AAD JOOGTAAN AYNU WARKA HALKAN KU KALA QAADANO, WALAASHEY HODANA IYADAA HALAK FURTEY AAD IYO AADNA WAAN UGU MAHAD CELINAYAA. INKASTOO HODAN AANEY SHEEGIN SANADKAY DHEGANJIRTEY R UGAAS. WAXAAN DEGANAA XERADA AFESYOON NABADEEY . |
    Anonymous | Sunday, March 25, 2001 - 07:33 pm IGA RAALI AHAADA HALKAN WAXAAN KALAHADLAYAA DHALINYARADII XARADA AFISYOONE,WAXAAD MOODAA INAYNU HURIDNO MARKAA AYNU HURDADA KA KACNO OO ISLA SOO XIRIIRNO SIDA DHALIN YARADA REER WAABERI IYO XAMAR JAJAB. REER XAFIYOONI, INTAAN OGAHAY MEELAHAY KU NOOLYIHIIN. SHOWKAX IYO WALAALKII NUUNE NEW YORK AXMED WAARSHE WALAALKII JAAMAC UUSEY IYO DHAMAAN WALAALADOOD SHUKRI SAHRO WAABERI SIYAAD TORONTO XASANXIITO C NAASIR IYO QOOJEDIRAALE TORONTO CUMAR JEYTA IYO KHAAN VANCOUVER SALEEBAN RUUSH IYO SAASHI LONDON MAXAMED C CUSMAAN FALFALEER VANCOUVER INTAAS AYAAN OGAHEY WAX KUSOODARA. NABADEEY DHAMAANTIIN KHEYR AYAAN IDIIN RAJAYNAYAA HODAN AGAIN THANK YOU |
    hodan | Tuesday, March 27, 2001 - 03:25 am ANONYMOUS. 1 and 2. aniga waxaan dhigan jiray raage ugaas 86/88. Markastaba waan ku farxsanahay in aan ku soo xusuusiyey. Reer waaberi haddii ay joogaan canada, waydii in ay garanayaan Raage ugaas. Magacaaga in aad qarisid ma ahayn. |
    hodan | Tuesday, March 27, 2001 - 03:43 am ANONYMOUS. 1 and 2. aniga waxaan dhigan jiray raage ugaas 86/88. Markastaba waan ku farxsanahay in aan ku soo xusuusiyey. Reer waaberi haddii ay joogaan canada, waydii in ay garanayaan Raage ugaas. Magacaaga in aad qarisid ma ahayn. Reer Afsiyooni waxba ha i raali galinin, markastab waa kuu furan yahay albaabka. |
    Anonymous | Tuesday, March 27, 2001 - 10:16 am hodan mataqaaney gabar la oranjirey safiyo qalanjo, iyo wiil la oranjirey cabdicasiis eeto oor ugaas dhianjiry,iyo nasra hiirad abaaya warkoota ,iisoo hel meeshay ku dambeeyeen, adna isoo sheeg meeshad, ku nooshey. nabadeey |
    farxiyo | Tuesday, March 27, 2001 - 06:13 pm waxaan baafinayaa wiil layiraado cabdulqadir cadow jimcale wuxuu deganaa ekis fiyoore, oo u dhowaa tiyaatarka, ama xamar weyne. cabdulqadir wuxuu dheeli jiray sport table tenis, runtii maxasuusto kooxdii uu u dhelijiray. |
    omar | Tuesday, March 27, 2001 - 07:17 pm to fadxiyo walaal meeshan waxaa loo furey reer raage ugaas ookaliyo markaa rali ahow are you ok, mise holand ayaad joogtaa raalina ahow isna,cadee. marlabaad meeshan waxaa loo furey school raage ugas. runsheege. jaaw. |
    hodan | Wednesday, March 28, 2001 - 02:37 am Anonymouos. Dadka aad sheegaysid ma kasaayo. waan ka xumahay. waan rajanayaa dadka page soo booqaanyo in uu qof ka garto kuuna sheego meeshay joogaan.Laakiin in aad is qaris ma aysan ahayn. Aniga waxaan joogaa London,UK. Adigana intee joogtaa?. Omar, reer Raage ugaas maad ahayd. intee joogtaan. Ha isla soo xiiro dhamaan reer Raage Ugaas, sannadkaad ahaydeenba. |
    mahad | Wednesday, March 28, 2001 - 05:26 am saaxibkeey waxaa radinaya la oran jiray MAXAMED WEYNE hadii qof meel ku ogtahay please halkan igu dhaaf fartiin. thanks |
    qurux | Wednesday, March 28, 2001 - 05:05 pm ku hodan nasro hiirad hadii add kasi waysey oo daganeyd, askool boolisyo raage ugaas agtiisa,cidkale magarankartid,wiilka cabdi casiis waxa uu dagan yahey london. |
    hodan | Thursday, April 05, 2001 - 09:05 am to: qurux inkastoo oon aan kor ka arki jiray, qasba ma ahan in aan dhaho waan aqaan. Aniga waxaan deganaa xafadda hodan, gaar ahaan agagaarka kasabolbolaare. laakiinse waxaan page kaan u furay saaxiibyaashaydii aan isla dhigan jiranay dugsiga sare ee raage ugaas, kuwaas oo u badankood deganaa xaafadda waaberi. waa mahadsan tihiin boqoshada aad soo booqateen bajkaan, waxaan rajaynayaa in aad heshaan saaxiibyaashiin aad raadinaysaan, anigana sidoo kale waxaan rajaynayaa in aan helo saaxiibyaasha aan raadinaayo. |