Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Gaalkacyo ma ka timid cumar samatar ma dhigatay bardacad ma ka baxday,halkaan soo fiiri
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Sunday, March 25, 2001 - 06:37 am
to dhamaan dhalintii reer gaalkacyood
walaalayaan iga hantiya salaan qali ah
meel aad joogtaanba
war hala isla xiriiro anigu waxaan ahaa
ardadii cumarsamatar fareeshkii 1985/86.........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baraxleey

Thursday, March 29, 2001 - 12:46 pm
to/abqo
walaal waad ku mahadsan tahay
baafintaada
reer gaalkacyoodna isma xiriiriyaan ismana baafiyaan///////

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

filsan

Saturday, March 31, 2001 - 08:12 pm
ku abqo....
walaaley marka hore waad salaaman tahay salaan dabadeed. aad iyo aad ayaan u qiirodaa walaaley markaan ma qalo magaca gaalkacyo iyo wixii sheegta, waa ku dhashay ku kore waan ku faanaa waan kabaxay hoose umada, dhexe bardacad, cumar samantarna form one iyo two baan ka dhigatay gaalkacyo waxaa iigu dambaysay..82 lakin waxan u xusuustaa inaan shalay ka imid..waxaan deganaa israac guryahaygii wali waa ka dhisan yihiin waad igan lahay. walaaley abqo inkastoo aanan isku sanad aanan ahay bal xaafadaa deganayd iyo asxaabtaadiiba soo sheeg....barxalayn warkiisa ka bax ee baafi asxaabtaada intaas iyo ismaqala wacan....