Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Reer afisyooni where are you
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Monday, March 26, 2001 - 03:51 pm
anigu intaan ogahay meeshay joogaan
showkax iyo nuune new york
axmed weershe jaamac uusey iyo shukri sahro waabari siyaad toranto.
xasn xiito, c. naasir toronto.
qooje,diraale toronto.
khaan, iyo cumar jayte, vancouver
saleeban ruush,saashi, cabdicasiis eeto,london
ciilow jida s,arabia
intaas ayan ogahey ani
wax kusoo dara ciyaal askar,mana is sheegayo anigu
ciyaal asker waa caybaden yihiin.

meeshan aan warka ku kala qaadano.
nabad iyo kheyr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudey

Thursday, March 29, 2001 - 10:28 pm
ku:omar
Marka hore waad salaaman tahey markla xiga waxaan u maleynayaa inaan is naqaanoi waayo dadka aad sheegeysid dhamaan waa aqaaan.Aniga waxa aan degenaa beerta agteeda Saashi isku galaas ayaan aheyn,Showkax,Jaamac uusey dhamaan waa aqaan.
Markaa waxa aniga ley yiraahdaa Abdikadir mudey./
Barasho wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 03:15 pm
aqyaarta reer afisyooni.
xaley waa riyooded angoo ku nool canada,waxaana ku riyoodey gurigayagii hoteeta aniga iyo walaashey ooshaah ku cabeyna waqtiguna waxa uu ahaa galab,been ma ediin sheegayo hurdada ayaan ka soo kacey waxaana moodey run farxad awgeed.
i love that place,
xaradii afisyooni meel aan u dhigo ma garanayo aduunka.