Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): BAAFIN ARDAYDII H.DHEXE TELEEX. 87/90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAXAAN HALAKAN KABAAFINAYAA ARDAYDII DUGSIGII HOOSE DHEXE TALEEX 87/90 GAAR AHAAN ARDAYDII FASALADA SIDEEDAAD 89/90.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mx

Unrecorded Date
war niyohow waa laguu garanayaa ee is soo sheeg hadii add garanayso cabdi abshir oo daganaa iskuulka gadaashis diritoorka gurigiisa gadashiisa emailkayga waa puntland1@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadey

Saturday, December 09, 2000 - 01:39 am
Asalaamu aleykum and ramadaan kariim..

Walaalayaal, aniga xitaa waan dhigan jirey Taleex ,88-90.
Laga soo bilaabo "Lixaad ilaa sideedaat" Dagaalka kahorena waxaan galey schoolka Jamaal cabdinaasir..

Waxaan ahaa sideedaad fasalka "B" sanadku markuu ahaa 89/90.
Hadaad gareysaan asxaabteeda oo kala ah
- Dhool iyo marwo oo walaalu ahaa
- Siraad
- Shukri oo ku magac dheer cadiifcad
- Shaadiyo oo ku magac dheer cadiifcad
- Faadumo
- Abshir shigshigaaye
- Raage
- Qadro dheerey

Fadlan hadaad dadkaas aqootaan ila soo xiriira meeshaan.

Wasalaamu aleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAOHAMED

Friday, December 15, 2000 - 02:21 pm
WAXAAN RAADI NAYAA QOFKII YAQAAN SHUGRI CADEY OO AHEED SIDEEDAAD 89/90 HADAAD TAQAANAAN IGALA SOO XIRIIRA EMAIL KAAN.

JASIIRO@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iishoo

Tuesday, December 19, 2000 - 08:59 am
hee mohamed shukri aad sheegeysid waa teeeee
mida kale u abtir

ee ha caynin gabadha su'aalaha ku soo weydiisey

....ha kuu macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS.TALEEX

Wednesday, December 20, 2000 - 11:50 am
Hey anonymous.........Aniga xitaa marar badan aan ku fakaray........plz tell me who u are.......I am one of those students in Taleex at that time.....So what class were u in.....I mean......X,B, T, OR J.........BY THE WAY I WAS IN X.........SO TELL ME MORE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadey

Thursday, December 21, 2000 - 12:39 am
Ms taleex aniga waxaan dhigan jirey fasalka "8T" waxaana ahaa ardeydii ka baxdey dagalka intuusan dhicin waxaana isku fasal aheen ardeydaas meesha aan ku soo qorey.

Ee magacaaga sheeg, iyo ardeydaad isku fasal aheedeen,

Fadlan intii taqaana ardeydaas meeshey ku danbeeyeen e-mail ii soo dir :
Ladancadey@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, December 21, 2000 - 02:38 pm
IISHOO, SALAAN MARKA HORE.

salaan kadib abayo qofna ma caynin okay lakiin waxaan radinaayaa shukri cismaan maxamed, oo aheed sideedaad isku fasal aan ahayn marka maxasuusto fasalkuu ahaa, aniga waxaa la idhihi jiray makhtal hadaad xasuusadit.90 aan kabaxay taleex, shukri caday aan dhihi jirnay waxay aheed majeerteen, marka qofkii yaqaana igala soo xiriir email kaan.thank you

jasiiro@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS.TALEEX

Friday, December 22, 2000 - 11:08 am
REER TALEEX.........WARKIINA MA LA LA'YAHAY....SOO JAWAABA NOOH.
MS.TALEEX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadey

Saturday, January 06, 2001 - 04:14 am
War reer taleex sanad wanaagsan, ciid wanaagsana

maxaa idinku dhacey maba joogtiineee meelahaan

Nabadey

Ha'idiin macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS.TALEEX

Tuesday, January 09, 2001 - 08:01 am
REER TALEEX,,,,,,,,,MAXAA INI HELAY......
SOO JAWAABA NOOH.

PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Wednesday, January 10, 2001 - 03:28 am
halow reer taleex waa salaamantihiin salaan kadib
anigaa kamid ahaa reer taleex waxaana kabilaabey kowaad waxaana ugabaxay sideedaad 1988.
waxaana aad u xiisaynayaa dadkii dhigan jiray sanadyadaas kalaaskeyga wuxu ahaa 8x
fadlan aan idin maqlo reer taleex


bye ayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadey

Wednesday, January 10, 2001 - 09:27 am
S/aleykum all

ayaan walaal aniga waxaan ka mid ahaa ardeydii ka baxdey 89 waxaana dhigan jirey 8t ardeyda meeshaas ku qorana isku fasal beynu aheen.

Walaal waxbadan maxasuusto ardeydii naga horeysay laakiin waxaan xasuustaa wiil cabdiwali la oran jirey oo dagnaa fuuradii durdur gadaasheeda ,mise garaashkii wagii hore ku oolaan jirey oo dagaalka kadib laga dhigey masaajid,

mida lkale maxasuusataa gabar uur yeelatey oo farmashiye waalidkeed lahaayeen, magaceeda waan iloobey, waxa kale oo jira inan buurneed oo farxiyo mise ayaan la oran jirey...

Dhalinyarada taleex ha'idiin macaanaato meelkasta aad wada joogtaaaan,Mida kale sheega meeshaad ka degnaan jirteen xaafada hodan......

S/a/wabarakaatuhu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS.taleex

Wednesday, January 10, 2001 - 11:27 am
Aniga waxaan dhigan jirey galaaska 8x, 1987-1990, wali waa dhiganaayey........waxaan xasuustaa gabar canab la dhaho, xaliimo, luuleey,mahad, afeey,,,,,iyo dad badan oo kale qofkii garanaaya dadkaas ha iga soo jawaabo,
Ms.Taleex

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Wednesday, January 10, 2001 - 11:40 pm
Asalaamu caleykum reer taleex! walaal waxaan kaxasuustaa Rtlx gaar haan kuwii aan isku galaas aheyn
yaasimiin xasan guure, deeqo mahamed jaamac, jamiilo hasan raage, anisa abdi c/siis, ebyan hasan,deeriye, ibraahim, abdirisaaq absiiye,boolaay joolaay axmedyare, gargaaar, siman, qadro, farxiyo, ubax, ardayda aan isku galaaska aheyn waxaan kaxasuustaa intaas badan kooduna waxay daganaayeen shiirkole magaceygana waxa ladhahaa ayaan xirsi waxaana daganaa guryaha ruushka, ha idiin macaato reer taleex waxaan idiin rajeynayaa qeyr A/c/waraxmatulaahi wabarakaatuhu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fartuun

Wednesday, January 10, 2001 - 11:48 pm
HELLO DEAR TALEEX I MIS YOU AL REER TELEEX FROM 1990
WALAALAYAAL WAXAAN DHIGAN JIRAY 7B LAKIIN DADBAN KAMA GARANAYO MAGACYADOODA BALSE WAXAAN GARANAYAA JIMCAALE,GAFANE.AND MACALINKEYGA GALAASKII UGU DANBEEYAY IIDHIGI JIRAY, CALIFOOD JIYO JAWAAB WACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS.TALEEX

Thursday, January 11, 2001 - 06:23 pm
HI FARTUUN.......ANIGAA XASUUSTO GAFANE IYO JIMCALLE,,,,,,,WALIGEEY GAFANE MA CAFINAAYO......INDHO GADUUD NUMBER WAAXID DHEH.......
HEY AAWEY DADKII KALE OO DHAN. (:)
MS.TALEEX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadey

Friday, January 12, 2001 - 05:00 am
Mr taleex, waxaan u maleynayaa inaanu isku lood aheen laakiin aanan isku fasal aheen,

Maad xasuusataa ardeydii ka qeyb galey kadiskii ugu danbeeeyay, waxaana tartamaayey TALEEX iyo ....., maxasuusto iskoolkii kale, waxaan isku fasal aheen badanaa ardeydii ka qeybqaatey kadiskaas, dadkasna waxa ka mid ah "abshir" shigshigaaye iyo shukri.

Su'aal yaa xasuusta macalimadii seyniska noo qori jirtey fasalka LIXAAD, waxaan xasuustaa iney ilka cas aheed, mida kale xagee ku danbeeyaan macalimiintaas : jimcaalle iyo gafane, Yaana xasuusta waxey sameeyeen 87/88 ? waxa la yiri ganar bey wada xoogeen......

Macalinka diinta noo dhigi jirey muxuu ahaa magaciisa?...
Ayaan waxaan ku weydiinayaa, waxey na oran jireen loodkii naga horeeyey, in macalinkaas uu jeclaa in uu kutuuro gabdhaha jeesto xabadkooda ka dib asaga ayaa oran jirey inuu kala soo baxo......

Reer taleex ha'idin macaanaato..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MS.taleex :

Friday, January 12, 2001 - 08:00 am
Hi cadeey waxaas oo dhan ma xusuusto......laakiin kadiska kee waaye,,,,,,kii raadiyaha iyo televisionkaa mise ku kale.....
galaaskee adiga dhiganeeysay,,,,,
email aan kuu soo direy ma aragtey,,,,,,
macalimada sayniska ma xusuusto.
Macalinka jeestoolaha,,ihih isagana ma xusuusto.......
Adi falis,sam-sam.......qadar,,,,,,,,,ma xusuusataa?
byeeeeeeeee
Ms.Taleex

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Wednesday, January 17, 2001 - 11:42 pm
Hi cadeey maxasuusto waxaas oodhan lakiin waxaan xasuustaa macalin jeesjees oo aan ugu magac darnay xaaji naas saad ugaraneyso ma ogiye
su aal maxasuusataa macalinkaadii xisaabta kumuu ahaa byee Ayaan

have a nice day!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Monday, February 05, 2001 - 11:24 pm
waraa ciyaal taleex kuligiin waan idin salaamay waxaan ka mid ahaa ardadii dhigan jirtay is chool taleex waxaan kabaxy 88 waxaan dhigan jiray 8 t waxaan isku galaas ahayn calimadar haaad garanay saan iyo ahmedwayne iyo saynab buur iyo aniiso iyo koos iyo shukri iyo adno iyo muxiyadiin shuuriye looskeena waxaa dhiganjiray sagal oo daganayd guryaha ruushka waxaan daganaa shiirkole ofishaale kulii gabdhihii aad soo tiriseen ee ay ugu horaysay yaasmiin hassan guure isku lood aan ahayn ubaxda aad sheegteen maxaa loogu dari jiray mase taqaaneen idil ajaaye iyo biibiino ?plz warkiina hal helo aad baan ugu faraxsanahay in aan helo asxaabtay dii iskool taleex i love u all gabdha aa dhahdeen uur eey yeelatay ma tiibaa uu cumar shiino abtiga u ahaa ?marwo iyo dhool adno walaashood ay ahayd gafane waa dhintay iyo mire balck maxamed jey wuxuu joogaa norwey walaalayaal plz qofkii ah serouse ha ii reebo emailkiisa ama halkaan fariin ha ku reebo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadey

Tuesday, February 06, 2001 - 06:25 am
DHALINYARADA TALEEX WAAD SALAAMANTIHIIN

Huda
Walaal, aniga waxaan kamid ahaa sidaan kor ugu soo sheegay loodkii idinka danbeeyay,laakiin, magacyo badan aan iloobay baad isoo xusuusisay,oo ay kamid ahaayeen, Adno, walaalaheed, dhool iyo marwo baanu isku lood aheen,( darisna waanu aheen), Saynab buur, aniiso , yasmiin , walalkeed raage baanu isku fasal ahaan jirnay....

Ayan
walaal maxasuusto magaca macalinkeyga xisaabta.Sis,mindhaa waan xasuusan doonaa hadaad adiga magac un sheegtid...

Ms taleex
Walaal ma'aanan helin, emailka aad itiri waan kuu sooo diray,Aniga waxaan dhiganaayey fasalka 8t , ardaydii ila dhigan jirtayna waa kuwa kor aan ku soo qoray,mida kale Kadiska aan kuu sheegaayey, waa kii televisionka ahaa, mida kale waxaa jiray kadiska televisionka ka hore inaa kadis u baxney ardeyda "xamarjajab". Intaas waa intaan ka xasuusto reer taleex...

Aqyaarta taleex waxaan idin leeyahay ha'idin macaanaato......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUDA

Tuesday, February 06, 2001 - 01:57 pm
HELOO CIYAAL TALEEX ADD BAAD U MAHADSANTAHY CADEEY SIS SAAN KUU SHEEGAY WAXAAN ISKU GALAAS AHAYN ARDADAAS AAN MAGACOODA SOO QORAY SIS RAAGE WUXUU JOOGAA CALIFONIA WAXAAN UMALAYNAA WALAALKAY CADULAAHI SHAALOOTI AAD ISKU LOOD AHAYDEEN THNX SIS HAKUUMACAATO SIS AYAAN SHIRE WAXAAN UMALAYNAA IN AAN KU AQAANO HADAAD ISKU GALAAS A HAYDEEN MA AHYD GABR DHEER OO AAN CADAYN AAN MADOOBAYN OO LAF LAHAYD ALLWAYSNA TIMHA SOO DABAN JIRTAY ANI MAGACAYGA WAXAA LADHAHAA HAA UBAH SAALX WAXAAN AHAA 8T WAXAAN ISKU FASALAHAYN CABDIRAHMAAN KAREEMO IYO MAXMAED DEEQ FALIS HADII AAD IGARATO FADLAN ILA SOO XIRIIR MAXASUUSATAA ILKO WAYNE OO AHAA LOODKII NAGA HOOSEEYAY IYO FARXIYO SHEEKH DOON IYO WALAALKEED AHMED SHEEKH DOON ?MAXASUUSATAAN MACALINKII DUCAALE?SALEEBAAN?YAASMIIN XASAN GUURE WAXAY JOOGTAA CANADA EBYAN HASSAN WAXAY JOOGTAA SOOMAALIYE GAALKACYO DEEQO MAXAMED JAAMAC WAXAY JOOGTAA USA MN ANA WAXAAN JOOGAA USA QOFKII IGARTA AMA RABA IN UU ILA XIRIIRO MY EMAIL IS LADY HUDA4 @HOTMAIL.COM THNX ALL HA IDIIN MACAATO DHAMAANTIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawil

Wednesday, February 07, 2001 - 07:25 pm
saaxiiba yaal waad salaamantihiin marka xigta waxaan idin waydiinayaa cidii wax ka garanaysa asxaab taan oo aan isku iskuul ahaan jirnay marka hore anigu magacayga waxaa layiraahdaa cawil cabdi haaruun ookumagac dheeraan jiray cawil daroogo waxaan daganaan jiray xaafadii shiirkole ofishaale waxaan dhigan jiray iskuul taleex waxaan halkaan kabaafinayaa ardaydii taleex sida cabdi qaadir cabdulaahi shire ilkawayne, maxamuud ganey, sharmaake saalax faarax eelaay, faarax jaamac, cabdulaahi orenge,nico axmed,hodan axmed, aamino cabdiqaadir axmed,bishaaro axmed shuuriye,ayaan cartan,hodan cartan,cali dheere,shaadiyo cabdiraxmaan cali,juun yare,fowsiyo waaleey ,qare caaliyo, cabifitaax wayrax,amaal raytaan, iyo macalimiintii iskuul taleex sida axmed cabdi cilmi ganey,tima cade, gafane alaha unaxariisto mire balak alaha una xariisto jimcaale ,ibros food cabdilaahi kuus saleebaan saynib cabdilaahi xisaaboow iyo kuwa kale oo farabad fad lan hadaan wax kahaysaan ila soo xariira email kayga waa xarfaaney@yahoo.com anigoo aad u xiisaynayaa wixii yaqaana asxaab taas amaba mee shii ay kudan beeyeen waad mahad san tihiin dhamaan tiin