Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Baafin for Fowziyo & Farhiyo Haji Muuse Ciise (Yoose)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 12:26 pm
Fadlan cidii taqaan ha ii soo sheegto qofkii yaqan labo gabdhood oo walaalo ah Fowziyo iyo Farhiyo Haji Muuse Ciise oo aabahood ku magac dheere YOOSE. Waxay degenaayeen xafada hodan gar ahaan siigale. Markii ugu dambeyseyna waxaa lagu sheegey in ay jogaan wadanka Mareykanka. Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aliyare

Monday, April 09, 2001 - 05:07 pm
Badanaa waxa laga yaaba in la garto hadi ad ku dartid qabilkoda. Just a suggestion.