Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Yaa arakay ardaydii dugisiga dhexe Maxamuud Xarbi 1987 to 1989 yaa dhigan jiray galska 6a7a8a
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, March 29, 2001 - 05:45 pm
walal hadii aad dhigan jirtay dugsiga dhexe ee Maxamuud Xarbi 1987 to 1989 waliba falak 6a 7a 8a plz plz i miss then thanx in aan la xiriro aan raba thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustaf

Sunday, April 01, 2001 - 11:16 pm
hoi mohamed

walaal waa salaamantahey markahore magaceyga waa mustaf mohamud waxaan dhiganaayey dugsiga wabishabeele oo kudhagnaa 1989 waxaan fadhiyey fasal 8daad hadii aad taqaano cabulaahi faruurey iyo yuuga dhaliy yaradii xarbi jiironiga kuciyaari jirtey maxamuud xarbi dhamarkiisa jaamacguul wade xaleys maqlo

doei

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Tuesday, April 03, 2001 - 08:14 pm
Hi mustafe waan kasaa Cabdilahi fuurey waa saxiibkay ma kase mahamed iliigay liiban daba kuus aniga waxaan la soo racii jiray cumar jiis Ahmed bakeeri Mahamed ganay dadkas aa saxiibaday aheyeen waxaan waxaan jooga USA adigan ila soo xiriir saxiib