Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Reer xamarjajab askoolboolisiyo,waaberi,xarada afisyooni.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Friday, March 30, 2001 - 03:26 pm
aqyaarta dhamaantiin meeshad joogtaanba inta warka halagu kalaqaato.
afartan xaafadood anigu waxaan u arkaa hal xaafad, sababtoo ah waa la is wadayaqaaney dhamaan dhalin yarada ama isku askool ha la ahaado ama banooni ha lawada ciyaaro,aqyaarta qof hada isku cid noqoney waxaa dhaama qof aad ilaa yaraantii garaneysey oo daris la ahaa,qoladuu doono ha ahaade.
inta warka halagu kala qaato,anigu waxaan ahaa reer afisyooni,xiriir wanaagsan dhamaanteen.
jaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 31, 2001 - 08:21 pm
dadka oo xaafadahan daganaa.
waxaay u badnaayeen ciidamadii siyaad badankoodu.
markaa qaarna soomaaliya ay jiraan, qaarna wax ma, qoraan mana aqriyaan.


gaw iyo gashmalahe,