Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): ARDAYDII DUGSIGA HOOSE DHEXE EE HODAN 1981-1988 ama SIIGAALE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awkah (Public user)

Unrecorded Date
Hadaad dhigatay dugsigan ila so xiriir awkha@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Awkah
walal waad salaamantahay waxaan dhigan jiray dusiga hodan 1988 hadii aad doonaysid in aad ila xiriirtid ii soo jawaab isuna kaysheeg, nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To AWKAH

Aniguna Siduu kale Waxaan Ahay Arday dhigan jiray kana baxay Banadir Hoose Dhexe sanadkii 87 fasalka 8 T,

Aad baa la ii yaqaanaa, Ciyaal Hodan ayaan ahay Sare Banaadir ayaanan Dhigan Jiray ilaa 90 markaa
Who Are You body? Identify Your SELF????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWKAH

Unrecorded Date
MHAdasanindiin dhalinyarada ii soo jawaabtay, inkastoo aan jeclaan laan lahaa inaad e-mail ii soo dirtaan si aan isu wareysano.

Calaa kuli iyo xaal, Dugsiga hoose dhexe ee Hodan ayaan dhigan jiray, Ramadan Private school, Barxada Siigaale aan ag degnaa. ISmaaciil Doobiyo aa la i dhihi jiray.

E-mailkaaga reeb ama mid ii soo dir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dee

Unrecorded Date
to awkah

walaalo aniga ayaa dhigan jirey hoose dhexe, waxaana degnaa xaafada banaadir,

emailkeyga waa

deeqa_a@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safia

Unrecorded Date
Waxaan ahay ciyaalkii dhiganjiray dugsiga hoose, dhexe banaadir kana baxay sanadkii 87,89 fasalka 8b magacaygana waxaa la yiraadaa Safia
ciyaal banaadir si fiican ayaan u garanayaa
waxaan deganaan jiray degmada Hodan



xiriir wanaagsan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal hadii aad weli raadinaysid ardaydii dhigan jirtay dugsigaas anigaa ka mid ah sandadkii 1982-88 class 8b ayaan ka baxay, anba dad badan baan raadinaayaa ee isku key so sheega.

it is nice to know someone is still outhere looking for long lost childhood friends, pls tel me more about your selfes or correct urs email address so i can email you soon bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamar

Wednesday, November 15, 2000 - 03:33 am
Waxaan dhigan jiray iskool Hodan 1981-1983 oo sadax xaadkaygi ayaan ka guurnay xaafada Hodan.
Waxaan xasuustaa barxada iskoolka oo banooni lagu dheelo maalinta khamiista.
Waxaan kaloo xasuustaa maalin arday soo daahday inta biyo lagu rusheeyay lagu yiri dhulka ku galaangasha oo ay ciid wada noqdeen.
aniga iyo walaashay isku fasal ayaan ahaan jirnay. waxaa kaloo dhigan jiray iskoolka abtigay oo aan iku lood ahayn waxaa la yiraah yaasiin.
anaga waxaan daganay markii hore Sigaale ka dibna laanta Hodan agteeda gurigi Bashiir lugay agtiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan hididi yaa yaqaano

Thursday, February 22, 2001 - 07:29 am
salaan


walalayal hadii qof taqaano ayaan hididi gabar la dhaho oo suuqa sigale agtiisa degeneed please isoo sheega.