Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Baafin Cisman Geeddi Rage Sanad dugsiyeed (form one)86/87 class S
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 05:30 am
Gabdho iyo wiilal ardadii dhiganjirey 86/87(form one) Galaska S gaar ahaan Xilli,Abdi Saleebaan, Liban Gadha Ubax,Kiin iwm.

Fadlan wixii farriin ah halkaan ku dhaaf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Friday, April 13, 2001 - 11:32 am
Waxaan ka mid ahaa ardadii dhigan jirtey dugdiga sare ee cismaan geedi raage 86/87 balse yaa baafinaya,waxaan dhigan jirey kalaaska D oo aad caan u ahaa magacayga waxaa la yiraahdaa Ahmed waxaan joogaa London waxaan aad uxiisanayaa qofkii dugsigaa dhigan jirey inuu ila soo xiriiro.