    RAXMO.C. | Thursday, April 05, 2001 - 06:06 pm DHAMAANTIIN WAAD SALAAMANTIHIIN, WAXAAN HALKAN KA BAAFINAYAA ARDEYDII YASIIN CUSMAAN DHIGEN JIRTEY, HADII AAD WALAALAYAAL AAD KA MID AHEYDEEN HALKAN KU DHAAF WIXII AKHBAAR AH, MARKALE WAAD MAHAD SANTIHIIN 100%. |
    Zahra | Friday, April 06, 2001 - 05:53 am Hi Raxmo Walaal marka hore waan ku salaamay!salaan ka dib aniga waxaan ka mid ahay ardaydii dhigan jirtay sanadkii 1989/90 ayaan waxaan ahaay 8f. Balse adiga sanadkee eheed? Aad ayaan ugu faraxsanahay bogga aad u furtey ardadeyna!!! Zahra |
    RAXMO.C. | Friday, April 06, 2001 - 05:45 pm HI ZAHRO WHAT'S UP? ZAHRO WALAAL ADD AYAA UGU FARXAY IN ANN HILAY ARDEYDII DHIGAN JIRTAY SCHOOL KII 'YAASIIN CUSMAN' WALAAL ANIGU WAXAAN AHAA SANADKII 89/90,WAXAANA DHIGAN JIRAY 5A,OO AHAA GALABTII EE HA DEE ADD TAQAANO DAD KA MID AH ELA SOO SOCODSII WALLAL WAANA KU MADAH SAN TAHAY. THANK YOU. (RAXMO) |
    Zahra | Monday, April 09, 2001 - 03:10 am Walaal Raxmo, salaan ka dib aad ayaan uga xumahay lakiin ma aqaano ardeydaas maxaa yeelay wexey ahaayeen galabley anigana waxaa dhigan jiray subax marka saad fahmi karto ....lakiin waxaan ku weydinlahaay haddii aad ka taqaanid qof oo dhigan jiray sanadka sideeddad (8f)......waad mahadsantahay.. walaashaa Zahra |
    Fardoowsa | Monday, April 09, 2001 - 05:11 am Raxmo waad ku mahadsan tahay mowduuca wanaagsan ee aad halkaan ka furtay.. Sahra bella aniga waxaan ahaa ardayad ka mid aheed sanadka sideedaad, laakin ma xasuusto midkaan btf iyo waxii kale oo la sii socon jiray, maxaa yeelay waan ilaaway waxii 8 la socon jiray.. Laakiin waxaan xasuustaa gabdhahii/wiilashii aan saaxiibada aheen: hana iyo idil iyo xasan jaamac gaas macaawiye, sagal cilmi, deeqa camaloow,raxma sheekh warsame, muxidiin ahmed,mahdi maxamed xaaji, fahad(foodey), laakin garan maayo magaca raaco... Ila socodsii hadii aad wax ka garaneeso iyo meeshay ku danbeeyeen... mahadsanid.. Fardoowsa cilmi bulbul. |
    Zahra | Tuesday, April 10, 2001 - 02:57 am Hi Fardoowsa... walaal aad ayaad ugu mahadsantahay run ahaantii aad ayaan ugu farxay markii aad i tiri waxaan ka mid ahay ardeydii sanadka sideedad lakiin nasiib daro ma garanahayo cidna macagyada aad ii soo sheegtay balse adiga ma garaneysaa ardeydii aan aniga isku galaas eheyn ma wada xasuusto dhamaantood laakin waxaan ka xasuustaa: Tariig axmed maye,liiban sharif muqtar, ciise(wax loogu daro ma xasuusta),sanduusa,hodan cabdiraxmaan mooge. Ma ka taqaan midkood mase garaneysaa xagee bey ku danbeeyeen? mahadsanid walaashaa Zahra |
    Fardoowsa | Tuesday, April 10, 2001 - 06:15 am Zahra bella mahadsanid intaad iiga soo jawaabtay.. Walaahi runtii, kuligood ma garanaayo laakinse waxaan ka gartay laba ay kamid yihiin: Tariig ahmed maye,oo igu danbeesay 98 asagoo joogo sweden, xaasleey ah neh iyo hodan c/raxman mooge oo markii iigu danbeesay ay timid halkaan(Toronto) fasax noogu timid, waxayna ii sheegtay inay degan tahay Australia.. Waa ku kaas macaanto, is maqal danbe oo xiiso leh.. |
    Zahra | Tuesday, April 10, 2001 - 11:21 pm Fardoowsa abaayo macaan aad ayaad ugu mahadsan tahay jawaabtaadii.Waxaan aad ugu farxay markaad i tiri waxaan arkey saxiibtey hodan c/raxman mooge abaayo macaaney ma i siin kartaa nambar ama meel kale aan kala xariiro, aad ayaan ugu baahannay in aan la hadlo. Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay walaashaa Zahra |