We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 05:25 am ASSALAAMUCALAYKUM WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAYAA DHAMAAN ARDAYDII DHIGAN JIRTAY SCHOOLKI TAARIKHIGA AHEE SIIDIIN NUUR XIRSI IYO MAAMULIHIISI AADAN KANEECO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 05:45 am QAAF SXB AAD BAAD U MAHADSANTAHAY FURIDA AAD NOO FURTAY BOGAN QIIMIGA BADAN,WAXAAN AHAA ARDAYDII DHIGAN JIRTAY 7C 89 EE IS SHEEG SAAXIIB WAXAAN BAAFINAYAA DHAMAAN ARDAYDII 7C GAAR AHAAN AXMED BIDAARTEY C/NUUR ISHA ABAADIR AXMED SHIINO LAYLO CADEY SAHRO SAHRUUJA SUNDUS IKRAM DHAXYAR IDMAN WIILI WAXAAN KA CODSANAYAA CIDI ARDAYDAAS ARAGTAY INAY ILA SOO SOCODSIIYAAN MAXAA YEELAY WAA ARDAYDI KALIYA EE AAN 7 SANO HAL FASAL WADA AHAYN,ANIGU WAXAAN KU NOOLAHAY MAGAALADA DALAS EE USA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 09:56 pm QAAF walaal salaan dabadeed,waxaan filayaa waa lais hilmaamay malaga yaabaa inaad i xasuusatid kolayba anigu hada aad ayaan kuu xasuustaa,waxaan ahay max`ud(admiral)waxaan ku noolahay mpls mn usa,walaal adigu xagee ku danbaysay bal soo daa akhbaartaada oo faahfaahsan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 10:02 pm ADMIRAL saaxiib aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ku arko 10sano kadib,seebaan kuu xasuusan admiral hadaan ilaawo yaan xasuusanayaa,walaal anigu waxaan daganahay atlanta usa dhowr goor ayaan tagay mpls cid aan ku waydiiyana waan waayay,ii waran bro maxaa iiga kaa danbeeyay dabcan hada waa la waawaynaaday aboowe igala soo xiriir e-mailkan qaaf@hotmail.com warkaagana hadaan sugayaa wixi macluumaad ah isaga ayaan isku dhaafsiisanynaa,saaxiib waan guursaday labo ciyaal ahna way ii joogaan alxamdulilaah,aanhelo jawaabtaada ok
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 10:13 pm QAAF&ADMIRAL walaahi ma aaminin sidaan fudud in la isu helayo waa yaab wuxuu ilaahay xukumo unbaa xukuman,usa ayaa muddo lawada joogay laismana arkin netka ayaa laiska helay taasna waa mucjisooyinka dunida,yaa i xasuusta anigu waxaan ahay,yusuf(KIILO)saaxibayaal waxaan dib u xasuustay fasalkeeni 8a iyo taariikhtagtay,waxaan daganahay arisona usa,qaaf&admiraal aad ayaan ugu faraxsanahay inaan magacyadan wanaagsan aan lakulmo kala maqnaansjo dheer kadib,qaaf macalinka anaga ayaa kula soo xiriirayna kan admiralna adaa i siinaya hadi ay macquul tahayna waan isu imanaynaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 10:42 pm KIILO walaal ma malayn kartid saan ugu farxay markaan arkay magacyadiina adiga iyo admiral,walaal mahad oo dhanilaahay baaleh kadib waxaan mahad u celinayaa bahda somalinet oo noo fududaysay inaan is helno khayr allaha ugu badalo wanaaga ay u qabteen bulshada somaliyed,saaxiib waa runtaa wuxuu ilaahay xukumo ayaa xukuman waxaana xukunaa inaan netka iska helno,walaal aad ayaan u soo dhawaynayaa fikradaadi ahayd in laisu yimaado diyaar ayaana ahay inaan idiin imaado ama aad ii timaadaan,waliba waxaa haboon hadi aad wali doobab tihiin inaad aniga ii timaadaan,waan sugayaa bro jawaabtiina oo e-mail ah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 01:03 am QAAF ADMIRAL&KIILO Akhyaarta ii warama,anna waa ikan maalinba nin ayaa soo baxaya anna hadaan is keenay,qaybta baafinta oo aan wali soo galin ayaan maanta soo galay kadib waxaan la kulmay school siidiin markaas ayaan is iri iska fiiri mise aklhyaarti fasalka aaba dhax fadhido walaahi farax dartiis maba garanayo waxaan qoro,saaxibayaal waxaan joogaa montana usa waxaan u malaynaa kuligeen usa aan wada joognaa mana la sika war hayo,qaaf hada ayaan e-mail kuu soo dirayaa
|