Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): Yaa yaqaano Cabdulqadir cadow jimcale oo deganaa ekisfiyore, ahna abgal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 10, 2001 - 12:35 am
waxaan baafinayaa cabdulqadir cadow jimcale,
oo deganaa ekisfiyore "tiyatarka xamar aktisa"
wuxuu ciyaari jiray teniska miska,
inkastoo aanan xasuusan kooxdii uu udheli
jiray, waxaa iigu wardanbeysay mambasa kenya, 1994, kadibna meel uu ku danbeyay magaranayo.
wuxuu u dhashay abgaal-harti abgaal.
fadlan hadii aad taqaanid ama aad meel uun
ku maqashay iisoo sheeg,
mahadsanidiin.