We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAAN HALKAN KU BAAFINAYAA DHAMAAN DHALINYARADII AHAYD CIYAAL BAAR KAAH OO AY AHAA ASXAABTAYDII KALANA AHAA: FU'AAD CIRFIID,MUSTAFE BALLO,AADAN SHIILE C/RASHIID SAGAARO,AXMED CUTI,CUMAR GAAFOOW,AADAN CARABEEYXUSEEN G.DHEERE(GACMEEY),GUUXEQOSLAAYE DHUCEEY,HURDAAYEIBRAHIM AFLOW,MURSAL ODAY,BAADIR ODAY, IYO INTA KALE EE AANAN SOO KOOBI KARIN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 06, 2000 - 10:25 pm caqli waa ku salaamay aboowe dadka aa raadinaysid waxaa ku jira walalkay ee bal isa soo cadee ama emailkayga ii soo dir ciyaal baaaaaaaar kaaaaaah aad ahayd aan u malaynaa yaaaaaaah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 09, 2000 - 09:14 am War yaa arkay: . Xassan Fu'aad. Baraxoowyaasha. Dhuusaaye. Biitoos. Teesto. Tahliil. Hilaa. Cabdicasiis Ciro. Asasiino. Daroogo. Yucubo. Africa Cali ii saaxiibadeed. Mahad Qacle. Faro. Cali Seego. Ayaan Cali. Sucdi. Ayaan Aadan. Safia X. Waqooyi. Heeco. Beeleey. Qamaan. Rashiid Cuti. Daanyo. Rashiid Goobe. Codeey. Rashiid balac. Ciid Calooleey. Jameyka. Saynab (Matiika)...Jamayka ii gurigood degeneeyd. Heeryo (Ciyaal Kuleejo Xooga Qaranka) . . Ma soo wadaa?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 09, 2000 - 09:16 am Mahad Weershe ha hilmaamin. . . waa Hebel oo idin dhahaayo Sharad noo saxa Shan shan Shilin abaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 09, 2000 - 12:09 pm to hebel dadkaas aa tiri naysid oo dhan waa laguu yaqaan saxibow email anaa kuu shegaaye ok byeee maxaa kaasada bolbolaare kabaha kaaga dhamaadeen hadad intaas taqaanid haahhahaha munaazil@hotmail.com
|