We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date abdikhaldaan ama cabdi diish khaam ayaa baafinaya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waryaahe (Khaldaan) wali ma nooshahay ii waran saaxiib, waan ku faraxsanahay inaan hely qof aan isku meel daganany, Marka hore hadii aan isu kaa sheego waxaa la i yiraah daa Cawil, waxaan daris ahayn Maxmed Nuur Saalax iyo Quraab, Waxaan xaafada ka xusuustaa Xay Rafle, Bedel, Axmed Deeq(bangaariyo) Bashiir Albaq, Maxamed dhuuso malaay, Cuamr Dooli, Mahad, Liibaan, shamarke, Ilma Matoote, Saleebaan dheere, Muuse (dukaanka vidwoyga lagu ijaarijiray) Cawil dheere, Faanto, Saadiq, Butus, Cabdi Tawre, Liibaan ka degmada, Hurdaaye, Gaaluu, mahdi calooley, Dhafuuje, Bashiir Guure, Asasiino, cabdi bangaariyo. Saxxib halkaan kuma soo koobi karo dhamaan tood ee ii waran oo ii sheeg xagee ku danabysay adiga iyo reerkiiniba, anigu waxaan deganahay London, waxaa halkaan dadkii ka jooga inta aan xusuusto {maxamed nuur saalax iyo walaalkii Axmedey, Gaaluu, Bashiir guure, asasiino, cumar Dooli, Cigaal iyo walaalkiis, Hasaan matoote. Inta kale ee war ka haayo waa, Deeq bangaariyo oo jooga USA, laakiin ma aqaano ka meeshee, xay rafle sidoo kale, Warsame quraab asaguna USA, Bashiie albaq markii iigu wardanbaysay wuxuu joogay Holland 1994, Maxamuud matoote waxaa la iigu sheegay Australia iyo ugu danbayntii C/saaq Isha oo jooga Dubai. Saaxiib dhakhso iigu soo jawaab E-mail kaygu waa (fakawil@hotamil.com), igu soo war celi oo ila socsii meel xaal marayo. Cawil.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 27, 2001 - 12:17 pm salam sxb meesha aa sheegtay waa deganaa waxa aa sheegteena hassan matoote aa ka kasay asagana daris aan ahay ee kuwa kale meesha intay ka deganaayeen,ani Siman Video zone nalakama waayi jirin,xasan matootena waa ogahay inuu hadda imaaday UK,faantona waa gartay,butusna ma cabdirisaaq butusbaa.faanto asna last summer aa wada joognay asaga iyo samatar shuluq,and cabaas.
|