Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Baafin - Missing Persons (Current): WAXAAN BAAFINAHAYAA AHMED DAYAX
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahamed

Thursday, April 12, 2001 - 12:16 am
AXMED DAYAX Waa sxb-key oo ay markii ii gu danbeysay la iigu sheegay USA fadlan hadii aad meel ku sheegto Ahmed Mahamed Ahmed (Ahmed Dayax)ii gu soo hagaaji wixii warbixin ah E-mailkan M_deeq2000@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ture

Saturday, April 14, 2001 - 12:55 am
mah`ed
bro waxaa haboonayd inaad cadaysid qofka aad doonaysid sababta oo ah way badanyihiin dadka magacaas leh,waxaan guri isla dagan nahay wiil magacaas leh,marka soo cadee magaalada uu awal joogi jiray,hadi uu yahay reer garowe waad helaysaa wuxuuna nala joogaa mpls ee soo qeex warkaaga
take car