We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 16, 2001 - 08:37 am Anigoo ah Mustafe Cisman Maxamed kuna magacdheer Mustafe-laambad,ahna reer Hargeisa waxaan warkiisa raadinayaa saaxiibkay Axmed Faarax Cadarre oo ku magacdheer (Gees).Gees waxaaa markii iigu dambeysey la iigu sheegay in uu ku noolaa dalka Ingiriiska.Haddaba fadlan qofkii warkiisa hayaa ha iigu soo hagaajiyo sida hoos ku qoran. naas27@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 16, 2001 - 08:47 am Anigoo ah Mustafe Cisman Maxamed oo Ku magacdheer Mustafe-laambad ahna goolhayihii xulka kubbadda cagta ee gobolka w-galbeed sannadihii 70dii illaa 80dii,waxaan warkeeda raadinayaa safiya Cisman Yussuf oo ku magacdheer (SafiyaBaande) oo markii iigu dambeysey ku noolayd dalka kanada.Fadlan akhbaarta iigu soo hagaaji sida hoos ku qoran: naas27@hotmail.com
|