We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date "Dear Akhriste Igala soo xiriira e-mailkan ciddii war ka heysa ninkan aan kor ku xusay. Daahireey@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 03, 2000 - 12:34 am Daahir aniga xataa waan raadinaayaa guuleed markii iigu danbeysay wuxuu joogay Pakistaan oo wuxuu baranaayey Beeraha kadib war kama maqal hadaan wax warkiisa hayo helo email ayaan kuu soo diraayaa. Aaden Yare
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 05, 2000 - 10:46 am Dear Daahir Walaal waxaan kuu sheegayaa inaan aqaano Guuleed wuxuuna rasmi ahaan u degenyahey Dalka Holland Imikase Dalka Mareykanka Ayuu waxbarasho u joogaa Jaamacada Utah State University ayuuna Dhigtaaa.? E-mail kama hayo laakiin addresskiisa Rasmiga Ah Ee holland ayaan ku siin karaa. Salaama
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 06:53 pm IF ANYONE KNOWS GULED I THINK THEY KNOW MARYAN XASAN TARAX QOFKII YAQAANA MARYAN XASAN TARAX OO INA ADEERTIIS AH HA ILA SOO XIRIIRO
|