Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN BAAFINAYAA REER WAABERI (WAAXDDA LUULYO) LAGASOOBILAABO MIN ISGOOSKA SYIDKA ILAA SIGOOSKA DABKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIBRIL ABDULQAADIR

Unrecorded Date
ANNIGOO AH JIBRIL CABDULQADIR WARSAME FADLAN HADDII AAD WAXKA OGTIHIIN DADKAAN AAN BAAFINAYO HALKAN IIGU REEBA WIXII FARTIIN AH IDINKOO KU MAHADSAN.
Waxaan baafinayaa dadkii aannu ahayn deriska intii aan ku nooleyn muqdisho waxayna kala yahiin
REER XAAJI XUSSEIN XASN
" CALI AXMED
" KOOLE
" MACALIN NUUR
" CABDI CABDULE
" MAXAMED CALISO
" MAXAMED CANBARRE
" MAXAMUD "
" CALI DHEERE
IYO

DHALINYARADDII WADAADADA ISLA AHEYN KUMA WADA SOO KOOBIJARO BALSE AAN WAX KA TILMAAMO
ABUUKAR CARAAYE MAXAMUD (ABGAAL AHAA)
GUULEED CADULAAHI CABDI (BAADICADDE)
CADULCASIIS AXMED CAWAALE (MURURSADE)
CALI CABDI CABDULE (HABARGIDIR)
AXMED IBRAAHIM CALISO (ABGAAL)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILWAAD

Unrecorded Date
ABOOWE HADAAD TAQAANID WAX REER WAABERI AH MA TAQAANAA HAYKAL , JOHN, ABOKAR IYO GAARINE OO DHIGANJIRAY 21OCTOBAR E-MAILKAGA WAA MASUUL@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hi jibril
waxaan u malayn inaad wadaad ahayd ,waxse ma ku weydiin karaa ma waxaa jirtay group wadaada ah oo •••••• bes ah miyaadan dadka kula saaxiibiin wejiga alle iyo walaanimada islaanimada mise waxaa ku raadsataa keliya inaad isku qabiil tihiin
maxaa saaxibadaa ka dhigay •••••• uun
ii soo jawaab
bye
ck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/weli

Unrecorded Date
TO:ma taqaanaa saaxiiboow siciid gurey oo reer waabari ahaa ciyaalkii dabka farisan jiray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullhi

Unrecorded Date
aboowe ila soo xirir hadaad waqte haaysato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,,,Jabriil Walaale anigu Xaafaddaa aad soo sheegtay waxaan ka garanayaa Nin la yiraaho Cabdulqaadir Warsame oo Wabeeneeya ahoo u shaqeyn jiray Wasaaraddii Gaadiidka Qaranka ee Auto-barka la oran jiray ,,,Mohamed Abdulqaadir Warsamme oo loogu Naaneysi jidhay Doolli(Rafiiqay igu weyn buu ahaa) oo Ka baxay Jaamacaddii Ummadda Dabeedna galay Ciidankii Qaranka ka tagay oo Baayac mushtar ka noqday Kenya ,,,oo ku leh Makhaaxiyo ,Hodheel,,Cusbitaal iyo Farmacy Nairobi,,Kenya,,oo isaguna Wabeeneeye ahaa,,,Nasro iyo Jawaahirna warkood ma hayo,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Neefoow saaxiiboow ninkaan Doolli ah iskoolka Jamaal Cabdi Nasir makabaxay markiisi hore guruubadii dhammaadkii 79 meelahaas? iisoo sheeg haduu yahay asaga anaa aqaanee. Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
waraa warta suuqa armaa macalin ii eheed?
79 ku lahaa waridkaa cun lafahaa duugati walaahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Warta Suuqa Walaale Moxamed Cabdulqaadir Warsame wuxuu ka baxay Dugsigii Sare ee Howl-Wadaag,,,Waxaa kale oo jira Xuseen Doolli oo Degganaa Xamar Ja Jab Bandhaboow kana soo baxay Dugsigii Sare ee Jamaal Cabdi Naasir,,,,.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Neefoow wadaayoow multi gradsiye aan ku leeyahay sida aad ii saxday ee ninkaas meeloow ku danbeeyay amaa ogtahay? teeda kale nin la yiraahdo maxamad nuur xasan ee loo yaqaan (Gab gable) ee ciyaal hawlwadaag ahaa meeloow ku danbeeyay amaa ogtahay? iga raali ohoow hadaan su'aal kugu wareeriyay.

Hebel,

I don't think so inaan macallin kuu ahaa, maxaa yeelay qasab ma ahan inaan aniga 79 dugsigaas ka baxay waayo hadaan qof aqaan macnaheedu ma ahan inaan isku da' nahay.

Laakin hebaloow hal su'aal aan ku weydiina si frankly uga fakar jawaabna kaama rabo ee waxeey agtaada ka yihiin bal ila fiiri;

1- AAA
2- KAA
3- XAA
4- SAA
5- AAA
6- AAA
7- ZAA
8- QAA
9- YAA

Xarfahaas aan soo gaagaabiyay magacyo dad waaye. Waana ka baxay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
,,,,,,,Warta Suuqa Dadkan aad tirisay inaan wada garanayaan mooday oo gurigayaga iyo reerkayaga aad ii tirisay se waanu ka badanahay oo sagaal baad ka dhigtayoo inagu ka badani in door ah ama ku laba jibaar ah se magacyada sida aad isu daba dhigtay waa yihiin oo haddanna ka badan oo labadiiba mid baad ka booday waa reerkayagee,,


Walaale Warta Suuqa Ninka aad i soo weydiisay goormuu ka baxay Dugsigii Sare ee Howl Wadaag Sare ,,,,,,Neynaastiisa Guud ee Gab Gable waxaan u qaatay ninkii Dhaqtarka ahaa oo Isaguna ay Xuseen Doolli Ay isku reer ahaayeen,,,,..


Aniga Wardhiigleey waa igu walaahi ma kala aqaan oo waana ka baqan jiray xitaa inaan tago oo kubadda ku soo cayaaro se dhallinyarro wanaagsan oo aad u edeb badan baa ka yimmi oo aadna wax u bartay,,,,


Walaaloow ma taqiinay laba wiil oo wada dhashay oo la kala oran jiray Khoofeey iyo Wooteeye iyana waqtiyadaa dugsigii Sare dhameeyay oo reer Jamaaml Cabdi Naasir ahaa oo wiil kaloo Libaaxoow la yiraaho isagana abti u ahaa oo reer Warta Dhiiga ahaa,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warta suuqa

Unrecorded Date
Waraa neefoow inaad jalaafo ii dhigta maa rabtaa oo aa isoo saartid who I a'm. Dadkaas aad soo sheegtay oo dhan waa aqaanaa inkastoo ay dad iga waaweeyn yihiin hadana sifiican oo fiican oo fiican aan isu naqaanaa, meesha ay ku danbeeyaana waa kuu hayaa dhamaantood qaarkood email ayaan kuwada xiriirnaa, laakinse wadaayoow arrimahaan oo kale it has be confidential through our private email only. Ee hadii aad ahamiyad saareeyso iisoo sheeg waliba igalasoo xiriir emailkaan wartasuuqa@yahoo.com waayo su'aalo ayaan kaa weeydiin lahaa arrinkan asaga ah.

Gabgable, waa ninka takhtarka ah walaalkiis oo lakin nin yar ah dugsiga sare ee J. Cabdi Naasir ayuuse ka baxay. ishaad ka riday walaal.

Dadkaan aan soo tiriyay hebel ayaan rabaa inuu si fiican u dhuuxo, inkastoo aan adiga kaaba filayn inaad comment kasoo bixiso.

Waad ku mahadsantahay inaad wardhiigleey ka aaminsantahay fikrad wanaagsan, waayo dad badan baa waxay u arkaan inay tahay warta meel dadka lagu dili jiray, dadkeedu saaqidiin ahaayeen, horumar lahayn, hal qabiil kailya u badanyahay iwm. Inkastoo waagii kubbadda la ciyaari jiray ay jirtay qaar edeb daran oo dadka martida u ah ee xaafadaha kale ka yimaada dhibi jiray, calaa kulli sumcada warta iyo reer warta waxaa ka muhuumsan hadda qaran dhan baa tagay oo nalooga baahanyahay inaan soo celino.

Mahadsanid neefoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIFALAAGE

Unrecorded Date
QOFKII HABARGIR AH OO DAGANAA XAAFADA WARDHIIGLEY GAAR AHAAN BARXADA HA ILA SOO XIRIIRO WARAR BADAN AYAAN U HAYAA
CABDIFALAAGE@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALI MAALIN

Saturday, August 12, 2000 - 06:19 am
TO : CABDI WELI

ADIGA MA MAGACAAGAA ABDIWELI MISE WAAD LA BAXDAY?
MIDE KALE REER WAABARI ANIGAA AHAA OO FADHIISAN JIRAY ADABKA "RAHOM COLOUR" KA SO HORJEEDKA C/LAAHI MAANJOOR.

SICIID GUREYGA AAD SHEEGAYSIDNA WAAN AQAAN OO ISKU XAAFAD & ISKU SCHOOL BAAN AHEEN HADANA WAXAAN ISLA JOOGNAA SWEDAN .


EE ADIGA ISA SOO SHEEG MEESHA AAD DEGANAYD & MAGACAAGABA HAKEESA JOOGTAA?

WARHALAGAA HELO.
(VIVA-WAABARI)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, August 12, 2000 - 08:02 am
,,,Garanay oo ruugnay,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIBRIL

Sunday, November 19, 2000 - 01:27 am
ANIGOO AH NINKA BILAABAY MAYSHAN WAAD KU MAHAD SANTIHIIN DHAMAAN TIINA. WAXAANA SI GAAR AH UGU CODSANAYAA NEEFOWKANIINI IN UU SI TOO AH ILA SOO XIRIIRO WAAYO WAA NIN DADKA KALA YAQAAN .
ILA HALKAN IGALA SOO XIRIIR WAAD MAHADSANTAHAY.
ISBARASHO WA NAAGSAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER WAABERI

Tuesday, November 21, 2000 - 11:55 pm
TO wali maalin waan ku garanayaa oo waan ku xasuustaa. mawadda dhalateen cabdulli maalin,oo hadda ku nool canada?
magaraysaa
abshir, cadullahi shine, iyo inkabadan oo hada aan dusha kahayn.
Walaal haddii aad garatit ilasoo xiriir.
mahadsanid