We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Anigoo ka mid ahaa ardaydii dhamaysatay waxbarashada 1990 dagaaladii ka hor waxaan baafinayaa ardaydii aan isku dufcada ahayn, waxaan leeyahay halayska war kayo.waad mahadsantihiin Dear Fellas. It's Farhaan. 4/2 cilmi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Farhan waan ku salaamay, salaan kadib, magaceygu waa Ciise, looyaqaan (Ilka-case). Waxaan dhigan jiray sare saqaawadiin, qeybta carabiga, gaar ahan waxaan dhigan jiray taalithaa elmi, waxaan ahaa ninkii la diriray macalinkii masriga ahaa ee dhigi jiray- Al-axyaaga. fadlan hadii aad igaraneysid, iigu dhaaf halkaan fariin. Aad ayaad u mahadsan tahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Farxaan waan ku salaamay Magacaygu waa Faysal waxaan dhigan jiray Jamaal Abdi Nazer sannad dugsiyeed 89-90 qaybta cilmiga raabica thaalith 4/3 run ahaantii aad bay u adagtahay in la is xusuusto sababtoo ah muddo aad u dheer ayaa ka soo wareegtay. Runtii aad ayey u wanaagsanaan lahayd in asxaabtii oo dhan la iska war helo waxaan dhamaan ka codsanayaa ardaydii aan isku galaaska ahaan jirnay ay igala soo xiriiran faysal@worldonline.dk ama boocame@hotmail.com Insaha alaah waxaan rajeynayaa inaan Home page-kayga soo geliyo sawiradayda taasoo u fududaynaysa in ay igartaan dhamaan ardaydii dhigan jiratay Gamal Abdi-Nazer gaar ahaanna fasalkii 4/3. hadii aan qaar ka magacaabo ardaydii 4/3 waxaa ka mid ahaa: 1-Cabdi naasir 2-axmed cumar ciise 3-cabdi salaan 4-Liibaan cumar gacal"deganaa laba dhagax" 5-tisciin 7-istar cali ciise4/4 8-mukhtaar" oo deganaa Baar Aaran gadaashiisa" waad salaaman tihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date wxaa lay dhahaa cabdulaahi madboco oo daganaa madiino jid cadaha agtiisa waxaan raadinayaa dhalinyarada ay ka mid yihiin cabdulaahi kaynadiid caduqaadir geedi naabuli macaani shiina dhagax xaaji ciise guray seego kaneeco siciid jabane waxaa idanka codsanayaa in aad ilaga soo xiriirtaan ADRASKA Liban71@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war anaa dhigan jiree, ninyahow yaa garanaaya abdulaahi qoslaye, waxaan ardaydii raabica awal, cilmi, qofkii iyaqaana ila soo hadal...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa idin salaamay dhamaan ardaydii reer jamaal cabdinasir.salaan kadib macagayga waxaa layiraahdaa ladan, waxaana ahaa 4/1 ama raabica awal, waxaana ahaa loodkii ka baxaayey qabta ka hor 89-90,waxaana halkan ka baafinaayaa anyone who knows me or could contact me and iam also looking for one of my best friends leyla ahmed,so if anyone knows me or know where leyla is please contact me at moonlight_one@hotmail.com.thnks and i hope i get a response.By the way, i live in america if anyone live there too from jamalcabdinasir. Bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 07, 2000 - 12:58 am My name is Anisa I am looking for all students from 89-90 4/1 please do contact. Especially those origionaly from Xaawa Taako and Sheikh Suufi.. you can reach me at anisao@excite.com Thank you
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 28, 2001 - 02:17 am To: All my Jamal abdi nasir classmates . Magacayga waxaa la i yiraahdaa oo la iga yaqaanay iskoolka Ahmed ismail ama Abshir gacamey waxaana nigan jiray 4/1 raabica awal sanadkii ugu danbeeyey oo dagaalka ayaa igu dhacay. waxaan is ku galas ahayn : Sakariye & ilyas brothers Malaariyo Nuurkeey shukri C/fatax iyo in badan oo aan ilooway .
|