Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan baafinaa shiino oo dhigan jiray Muuse galaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo

Unrecorded Date
Yaa arkay wiil la dhahi jirey shiino o dhigan jirey Muuse galaal.hadaad taqaaniin e-mail keyga waa jAMIILA18@HOTMAIL.COM.
magaceyga waxaa la dhahaa Deeqo waxaan ku noolahay SWEDEN Europe
Fadlan i soo qora am inta kusoo jawaaba.
Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal deeqo laftayda waxaan raadinayay magacaas gabar wadato oo layiraahdo Deeqo,waxaana dhici karta in aad tahay adiga,waxaa jira wiil aan aqaano oo laga yaabo in uu yahay kaad raadinayso,bal horta isbarasha furan.
waxaa la`i yiraahdaa maxamed cumar
igala soo xiriir E-MAIL ibncumar@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
Maxaa horta dadka qaarkiis waaley. Badowtinimo baa meel walba nagarideysa wax walbana noo suuro galinaysa hadaan Somali nahay.

Hada gabartaan qofbey raadinaysaa, waxaana laga yaabaa iney tahay xaalad ku culus. marka waxa ay nooga baahan tahay waa caawimaad sida ay ku heli lahayd ruuxaas, ee maaha inaan hagardaameyno!!

Please ka lays ixtiraamo, hadii kale waligeen bulsho horu umarta manoqonayno.

Raali ha la'ahaado.

To deeqa,

waan ka xumahay walaal inankaas ma xusuusto, balse hadaad xasuusato guriga Aadan Shiikh C/laahi dhinaciisaan deganaa 10 sano, badanaabana ardeyda Muuse galaal waan aqaaney.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
walaal waxaan ahay ardey dhigan jirey dugsiga sare muse galaal isla markaana daganaa agagrka muse galal runtii walaal waxaan u maleynayaa inaan si wangsan u aqaan dhalinyaradaa muse galaal dhiganjirtey ilaa iyo 88-89 waqtigasa aan ka baxey iskoolka
marka walaal waxaan garnaa shiino caajis wil ladhaho ayan hada xasuustaa ooreer bar ubax ahaa
marka hadad ii soo shegtid tilmantisa iyo meeshu daganaa waxaa laga yabaa inaan garto 80% marka walaal waxaad igala soo xiri kartaa emailkan
jamaalali@hotmail.com
magceygana waa jamaal madoobe
bye deeqa sidas iyo nabad galyooooooooooo