Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay ama yaqaan ciyaal banaadir hoose {dhexe iyo sare sanadkii 89{90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Safia

Unrecorded Date
aniga oo lay yiraahdo safiya caydruus jooga wadanka Denmark waxaan inta ka baafinayaa ciyaal iskool banaadir hoose iyo sare gaar ahaan kuwii fasalka koowaad ee sare ahaa markii qaxa bilowdey saxiib yaashey oolakala yiraahdo
Amran Maxamad Jamac
foosiyo koolac
shukri Cismaan Xasan
libian [gurey]iyo walaashi amaal
Axmed[Jamici]
Cabdi yare
iyo dhamaan asxaabtii iskooll banaadir
waxaan rajey nayaa in aan war idin ka helo
waxaad igala soo xiriiri kartaan E-mail kayga cambaro@Farum.dk