Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN BAAFINAYAA ARDAYDII DUGSIGII HOSE DHEXE EE BANAADIR 89/90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Unrecorded Date
war axmed yuusuf idin mee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaali

Unrecorded Date
Walaalo aniga ayaa dhigan jirey banaadir, waxaana macalimiin ii ahaa aamin, dabeylo, xarbi...ee yaad tahay adiga......galeeskeena ayaad dhigan jirtey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI YARE

Unrecorded Date
anigu waxaan meel ku ogahay CABDI JAAMAC & JAAMICI oo dhigan jiray banaadir hoose dhexe markii hore, markii danbana banaadir sare.
waxaa aamina AYEEYO iyana la iigu sheegay USA ,waxaa kaloo FOOSIYA KOOLAC la iigu sheegay iyana USA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dee

Unrecorded Date
Ali yare.

Walaalo dad aad soo tirisey, qaar kood isku galaasbaan eheen....sida ayeeyo...ee walaalo hadii aad heshid telefonkeeda ii soo dir....Adigu kumaad eheed.

email....keyga waa

deeqa_a@hotmail.com

waxaan kaa sugaa waa jawaab.