Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): AA WAY REER MADIINA <WADJIR> AARGADA , MACMACAANKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

katame

Unrecorded Date
waa saciid katame oo u xiisay dhalinyaradii aargada , iyo macmacaanka , iyo dhamaan reer madiina ,
aan sameeno xiriir si aan iskaga warqano ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AArgo

Unrecorded Date
Anigoo oo ah reer argo waxaan halkaan kasallaamayaa katame. magaceygana waa cabdullaahi cabdi sidaas iyo nabad galyo igu sallan hadaad isla joogtaan wax reer madiino ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharmarke H

Unrecorded Date
waryaa katame xagee joogtaa,waxaan u maleynayaa inaad igaran doontid.
Kaaley waxaan ku weydiinayaa ma Holland baad joogtaa, sababtoo ah "SHIINO dhagax" ayaan ku arkaye.
Waxaan joogaa Sweden waxaad igala soo xirirtaa:
Daib80@hotmail.com

Sharmarke H

Unrecorded Date
Marka hore waad salaman tahay. Marka labaad waxaan ka mid ahaa dhalinyaradii daganeyd siliga maraykanka, Siciid "jabane" ayaan daris ahayn,waxaana u cayaari jiray "JUBBA" hadii aad xasuusato waxaana ku magac dheraa"GARAS".
Aniga waan ku xasuustaa koley ma aqaano hadii aad i xasuusan karto.
Shiino dhagax waxaan isku aragney Holland oo aan hada kahor tagay, asaga, dhambal iyo kuwo kale.
Waxaan daganahay Sweden,maalin dhaweyd oo aan magaalo halkaas ah tagay waxaan soo arkey Cabdulahi "keenadiid" & Faysal "Hareedka" hadaad xasuusaneysid labadaas nin.
Waxaad igala soo xiriiri kartaa:
Daib80@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biiney

Unrecorded Date
walaal waxaan ahay gabar reer madiino ah waxaan daganeyan mudo dheer waa na kudhashay waxaana akhaana siciid jabane marka isasooshag hadanaanayas laadahay oocanah oolaguyakhano mar ka hadaan isu kaashago waxaan ahan dad kii daganaa argada labaad waxaana nala dhihijiray reer islaw waxaana u malaynaaya hadaatahay khadiimi inaad garan doontid reer islaw hadaawaydiisid wax reer madino ah ayagaabo garan doono sidaa iyo nabad galyo jaw salaamacalaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatiss

Unrecorded Date
waryaa katame waan ku garanayaa lakiin amaadan i garanan waxaa la i yaraadda shukri maxamed waxaan saxiib ahayn walaasha hibo ayadana waxaa iigu wardanbaysay sweden. aniga waxaan joogaa sweden waanna ku salamayaa igu salaan shiine. sadiq.hooyo waan maqlay in ay jooggan boosaso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWA

Unrecorded Date
walaalayel kuli reer madiina waa salaaman tihiin aniga waxaan ahaan jiray reer madiina waxaan ku jiri jiray ubaxa degnmada madiina waxaan ka hadlayaa 80 yadii waxaan daganeyn suuqa yar agtiisa siliga shiino walaalkis maa tahay aniga markaan yaraa waxaan ku magac dheeraa xaawo jinooleywaxaan raadinayaa qokkii arkay maxamed maxamuud salool oo daganaa degmada wayn gadaasheda markii iigu danbaysaY SOO GALAY HOLLAND1989 IYO CABDI FITAAX AYUTULAAH OO MARKII IIGU DANBAYSAY JOOGAY JABUUTI IYO QOFKII REER MADIINA OO I GARANAYA MAHADSANIDIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NACIIMO

Monday, October 30, 2000 - 05:49 pm
KATAME WAXAAN DEGANAA GURIGIINA GADAASHIISA NACIIMO AYAA LA I DHAHAA WELIBA WAXAAN ARKAY SHIINO HOLAND FARIIN AYAAN KUU SOO FARAY MA KUU SHEEGIN MIYAA ANIGA IMA XASUUSAN KARTID LAAKIIN WAXAAN AHAA YOUR FIRST LOVER IAM JUST JOKING BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Saturday, November 11, 2000 - 06:20 pm
waryaara reer madiino waad salaaman tihin aniga waxaa lai yiraahdaa LADAN ABDIRAXMAAN AWIL DAGAN MARAYKANKA MADIINO WAXAAN KADEGANAA DEGMADAA WADAJIR GADAASHEED AGAGAARKA SIIDIIN NUUR XIRSI IISOO RAADIYA QOFKII YAQAANO KEDIS C/DILLE CALI IYO DHAMAAN REERKOODA OODHAN