Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA ARKAY AKHYAARTII (QASABKA BERDAALE)& HORSEED BAYDHABO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
Waxaan baafin akhyaartii Qasabka bardaale isbartiimadii ku taal banooniga ku cayaari jirtay. Ee hoos fadhiisan jirtay Geedka wayn ee Schoolka Qasabka bardaale Hoostiisa ah. Kana cabi jirtay Biyaha "eedo Xaliimo Salaad' bajiyahana ka dhiitin jirtay.

Bil axsaanag hadaad akhyaartaa tahay isku keysheeg aan kula soo xiriire.

Waa Kusow oo idin leh akhyaarta isku key shega

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IISHO

Unrecorded Date
Waryaa kuusoow Horseed aan ahay, qabriga SHARIIF AAWOOW gadaashiis ayaan degeneen.magacayga waa IISHO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Iisho iisho arriiray ii dhelaasee ma oo dhafto Qabrigaa ma garanaayi ee maa wax kala ii shegtid iisha.

Dukaanka sheecali maa u dhawedeen mise xafada Eylaha agteeda aa ka hadlee

Iisha inte jogtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IISHO

Unrecorded Date
Kuusoow baydhabo mar dhaw aa ha dagtii ma ahaa. Haddiiba aadan garanayn qabrigaas.ma taqaanaa BAAR LUGABAXSI GADAALIIS WIDAAYOOW.SHEECALI dukaankiisa dhinaca boosteejada u soco, waa haduu sheecali dhalay wiilkiisa la dhaho MAD-ILLAA.
widaayoowhaddi reer baydhabo ete dhamaayba kistun.
KAAGOW LUGAASHAY KAKANAA K------------- NUGULAA, HA II WAREEGSOOY---------WALAALNIMAADAA-----. SAASA ISKI OGNO WIDAAYOOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Iisho Ariitay

Dhuguusoy hee walaagun ma eri koroo danbi aa ku obsadee dhugusoy hee midkasta xarafka iku horeeya aa giliyee.

Kaagow lugaashay kakanaa Koyl bilaamed nugulaa, haa ii wareegsooy ki wa..... walaalnimada ma fadoo.

Adina tan dhuguusoy maaba xishoodaaso Iisho. Gomanay afbuula galowshee lankii badsado gushee in deernee garbo raariyee.

Iisha sheecali daris baa inee onogjee may eraanee "aflow" ariitisna "faduma sheecali mahaynee' yarowkana 'bara' ma hayneen.ariiray may kii dhiyi ani eeda in goradee Mursal aana daganaayi. Walahi reer baydhabo asiili aa etaaa.

Iisho hooy sheecali tukaanjey ma haynee. meeli tukaanka oo "walaalaha wax walba hayaay' kiyaali amee koyi baarluga baxsi aroodiisa. Iisho sheecali eedaa in goradee sokor baa haku gadi jareey. Masaajidka Qubuuroo kiyaal aa tukaanka ki dhaganaayo jidka eedo xafada Horseed laami dheeregi ma goradaaso iisho hooy xataa farmishiya kiyaali meelas.

Iisho waayo waayo aa isoo xasuusisay ee ii soo jawaab e-mail aan ku siin next time ee. Inteedna daganedeen.

Iisho hooy iisho hooy.
Kusow wuh.
Nabadeey ariitay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IISHO

Unrecorded Date
KUSOOW HOOY
Gaaliis la qaada.anna reer bardaalana haayii, reer horseedna haayii. ka saasee SHARIIFAAY SAMOOW oo la dhalatii AATIKE,SHIINO ka saasee BAYNAX koo banooniga dheeli jarii. Bardaalane way baa ku daganaaynee suuqa xoolaha baaliis horseedna baar luga baxsi reedshee. kuusoow ki araga hooyee onog yriiskoo aa ate. saas ma in wiinidii ma ahaa. dadka anni sheegoow ma ka saasoo. saasaa iski ogno ariikaana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
Iisho Hooy

Si faylee ingoradee ariitay Shiina iyo Aatiko. Waaw si eed iyo eed aan i goradee dadkaas. May la ii areey atika amay Shiina may roganaa Canada.

Ariitay melan dad badan ma ku qori koree ha iin dir e-mail ani kiin shegay dadkaas oo dhan goradeeh. Ani Qosol koo dhar jiyeey. Iisho hooy Baynax badshoow dhagaxa ki wareegsanayi goradeeh. Ha iin dir e-mail si faylee in shekesadaane.

E-mail waa koo
dhago@hotmail.com
Isha hooy nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malaqyare

Unrecorded Date
TO kusow
kusow haay bardaale iyo horseed hanuunaa la ka see
ani ma deganayni laakiin walbadanaa kabteey ke dhamaati, ariikaana ani mar dhaw E-mail hakiin diri doono iyaa saasa iska ogne widaayoow
Gore
malaqyare
loley

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IISHO

Unrecorded Date
MALAAQAY mooradda ha iin galba widaayoow. adiina kor ku kooytii haayteey bardaalii la hakii dhawaayii ma ahaa. kuusoow waaba way kaseey, adiina ma is sheegdoo, mise MAANYA FUULKAA DEGENAAYTII.IHI IHI IHI .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Iisho

Iisho Hooooooooooooooooy intee gali, inkar ma qabtoo adi. Madkasta ki waydiyaaye may kii dhiiyi. May adi bilii madoo aa birtin dowaas (computer) oroodiyee kuyaase, may kii dhiyi, makhabiya etaa ama Nuuri(talyanigi) aa in shaqeeyoo haayto. May sidin hayti maaba may ki aragnee.

Iisha ariitay may niin fureey aqal wiinagoo madaas may koo fadeey ini meela koytaa oo madoo madoo "kabla' niinki kariido may jereee akhyaar aa kooyi doonta mar dhow.

Isho hooy ha is aragooy, baydhabo, baydhabo hay iski aragooy.

Ani onog ashkar mahaayni, koo taraafikna ma hayna, koo farmishiyana ma haayne 'eerkolo', koo qaadwalana ma hayne "mara wiin" may hayee Aliyo ukurow & fadimaay keerow ariijoow Kusoooooooooooooow.

Maanya fuulka waaw ani in dhawaayi. Maanya fuul oroodiis aa ki qoboysidi jari. waaw iisho eed iyo eeda in gorodeeh maanya fuulka. Hada mayba ku dhiseena Hotel aa la ii erii meelii haadi jarti Controlka.


kusoow
ramadaam kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malaqyare

Unrecorded Date
TO; IISHO
IISHO hooy bilaan abadiyee maye fuul medeganaynee
beled fayle la ii meel buulo jameeca la areewa
deganaye.

gore
malaqyare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IISHO

Unrecorded Date
MALAAq
Buulo jimeece beled ma eh wal kale ma iin sheegdoo
adi waaba ki aragahooyee KUUSOOW yaa koo fayle, usu waaba kasee beledke beled sheewuu.Buulo jimeece baraka ma leh HORSEED hadiiba adi in degenaayne meey ki eree ariirkaane.
isku warqabnooy lama goodle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IISHO

Unrecorded Date
kuusoow
kASKEEYAA GALII kufri ebeheey ma koo weeloo.Kable kiin kariyee,korkaana ki fadheedee kuusoow.
BAydhaba baledkaane wuu barakana ku dhiidii yaa dheegii. roob kheyr qaboo ki hoorii,beeroogiina ha baheen. Kuusoow booyaase managadoow itaalyana ma roogo MONIKA LUWINZKY baaliyee oo fiiri,haddiba gorotii walii anni ki laha.
MALAAQ ariirkun la arooq way baa ki aaleey lankii la erii: WIJISEEY DAYAA WARAABII WEEL ISLAAN EH.
KUUSOOW koodkaa dheegii,maay ilkoogaa may ki dhiyii,afloow waa etaa...... ha ha ha ha .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kusow

Unrecorded Date
To Iishooooooooo

Iisho hooooooooooooooooy ariiteey sidi adi sheekti wuh ani maay haa lan reer baydhabo asiili eh. Eed iyo Eed aan inki farahe ina Kabla iin kariyaaso Korna iin fadheedaas "afwakoo mayliki amee"

Iisha ariitaan eed iyo eeda in gorodee arlaada Monica Lewiski, abaaydeey Iishu isku jarhee, meela adi sheegahow hayto lankoo Clinton la eroow aa ki nool, Jinyeerjeyna maaba may hirow, mad kastana furanyaah. ah ah ah.

Hooy IIsho madoo adi koyhee qolka kale may kii dhiyi meelaas buunka maku kiidoo ariitan.

Saasa isku ognaa abaaydeeey Iishoo Nuurtooy.

Aflow ma ihii ilkoogay nuurow hayaan!!!!!!!

Kusow
Ramadaan
karrim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAFAAROOW

Saturday, August 26, 2000 - 01:16 pm
AQYAARTII REER BAYDHABO SALAAMAN TIIIIIIIN


ANA MAGAA GEEY WEEY LA EREE CABDIQAFAAR AXMED NUUR (QAFAAROOW) LAN KII KASOOW YA KASEE.
ANA IISHO/KUUSOOW EBED KEEYBA MA DHEEGN.
SU`AAL INTEE KU DEGENAADI JERTEEN , HOOBA KALE RUNT ISKUSHEEGA HOOB ISIN REER KORAAT IN HAAYN.
HOOBA ISIN KA DHALATEN HAAFADA MAGAAGII HORA LA ERIJARE MEEYLA EREEEEEE.
AMA ISBUBUUFIS DAANJEER BARKOOBUBUULU DABAAL WALBANA BERDAALEY II LA SHEEGADOOY.

TO MALAAQ

WIDAAYOOW SALAAMANT BUULOJAMEECANA BAYDHABO CAAN YAA KUHAAYTI, IIDOOW ANA I ADA ISLAWARQAADAANA BARMEEKU DEGENAAYTII (BUULADA) DOO HAAY DOO WALKIINGALOOW HAAY .WIDAAYOOW WALAAGII IISHO SHEEGAASI YAA WAL KUJARAAN.
HOOBA ADA DEGENAADIJARTI BUULADA AQYAARTUN WAL KU KASAASEE, AWEES JIIS,FAARAXEEY, AAYAA,SAGAAREEY IYO LANKII DHAJIYIJARE KAARTADA SHALEEMA WEHELIYE
IYO LANKII USUGOO DAREEROOW HUNDURIJARI.
TO KUUSOOW
WIDAAYOOW KOOYNI KORNA MAJARN.
WIDAAYOOW HOOBA HAADIJART REER QASABK KASAAEE CEELURE LANKII INKUHOREEYAY OO KA DHIMADKASAASEE MAY KA AALEE IINTII ADA AWLAAD SAQIIREH HAAYTII HOOBA ADA HASHEEGT MOORDIGAA HALAALU HOORIGAANA WEEY HUB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hakaba

Friday, September 01, 2000 - 12:51 am
Meelun reer buur liki fadee mise reer baydhabo leey in shidinti, weeybaa dheegeey inii "gerbede dhar ku soo dhagonooysiin" see wal iin jiri?
reer Hakaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 12:02 pm
To: Kuusow,waryaa kusoow akhyaartaas aad sheegaysid annaa kamid ahaa Schoolka Qasabkana waxaan kabaxay 1978-1979.Asxaabtaydiina oo aan banooniga kuwada cayaari jirnay garoonkaas waxaa kamid ahaa Kayse(Dooliyow),Haybe-dheere,Cabdi-Casiis(Qoryooley),Hassan-Qaxootiyow iyo Daarir-marawayn.Macalimiintii Qasabka waxaan kaxasuustaa Safoyo-Jeesto(oo Sayniska noo dhigi jirtay).Warkaaga aan hello.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aw keeroow

Wednesday, November 29, 2000 - 03:12 pm
Iishi ii kuusow alow isin faradheer etin magaagiin oo run eh yaa lafadee.Widaayoow Qafaaroow dhuguusoy ani magaradow lan usoo hunduraaw dareeraaw!lakin lankii kaartooda shaleemo weheliyi dhajiyi jiri weyhaayee(Arab dhuguul dhuusadiin madheegaaw!!).QAfaaroow,widaayoow waytaawiyee adiina reer koraadaa eta,hooba adi reer baydhaba jinaay oo asiil eh eta,goradaasee Aw Ziyow,Aw gabiyow,Aw tukoow.hooba dadkaas abikaa indheegni insheeg.