We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ciddii soo sheegtan100 dollar fartun c/qadir axmad oodeganayd geedka jacaylka agtiisa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan uxawilayaa $ioo.fadlan igala soo xariira dibad5@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Daud hadii aad dooneysid inaad hesho dad deganaay geedka jaceelka sii faahfaahi hadalkaada maxaa yeelay geedadkii jaceelka waabateen markii dambe, hadii aadka hadleyso kii wardhiigley biibatadii macmaceeste kudhawaa,waa laguu garanayaa ee dhaaf faahfaahin sida emailkaaga. warka kas!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal e.mailkaygu waa dibad5@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hey daud $100 way yar tahay ku dar lacag anaa kuu sheegaayo meesho ay joogto.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date maan yuusuf diiriye,reer harggeisa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date $500,ayaan kadhigay ee ila soo xiriir.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date soo dir shanta boqol horta. kadib baa laguu sheegi doonaa odey. . . . . . caqliga dhaaf.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ba'aaa oo waa xaaskayga war orodoo haysa lacagtaada oo na dhaaf waa kaagan la hud-hud leh JACEYLKAGEEDKA ee hadii kale waxaan kaa adeejinayaa Qumayo iyadaa ku diiraheeso,aasay ku raamsaneysaa oo Hebel kuu gaynaysaa,,,,,,,, dacar-dacar-dacar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ,,,,Istaakhfurrullaah!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 06, 2000 - 01:18 pm gabartaas waa Garoob macalinka qabay way kala tageen ..If you need more Info get me at 416-241-0-241. Thanks.
|