Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkey c/llaahi cali shire oo loo yaqaan guulwade?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab cali shire

Unrecorded Date
waxaa halkan laga baafinayaa qofkii arkey c/llaahi cali shire oo loo yaqaan (guulwade),waxaa ugu war dambeysay muddo 15 sano ka hor,iyadoo la sheegay mar inuu ku xirnaa jabuuti,fadlan haddii aad taqaan la soo xariir walaashii canab cali shire&hooyadii faadumo xirsi cigaalkala soo xariir tel# (617)387-1629 ama addresska ah 166 ferry street #2 boston ,ma,02149 ama email cawaafe@aol.com amatel#(617)389-6463. fadlan akhbaar deg deg ah oo wanaagsan.