We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HASSAN ALI ABDI ASALAAMU CALEYKUM WARAXMATU LAAHI WABRAKAATU WALAALAYAA WAXAAN DAGANAA D/XARARYAALE DHINAC PUULO KORE HADA WAXAAN JOGAA FILANDI OO KU CIDLOOBAY AA ADIN HELO AQBAAR WAA MAHADSANTIHIIN WAXAAN ADAA UJECLAHAY INAAN IDIN AQBAAR HELO DHAMAANTIIN YAR IYO WEYNBA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Wacaleykum wasalaam abaa, haye sxbow anaa xararyaale daganaay buulo kore, misaajidka (xararyaale) ka soo horjeedkiisa, warshada barafka aa ku dhaganeen sxbow. waxaan ku noo lahay Stateska, waxaana ley dhahaa Zakariye. hadii rabtid inaa isla xiriirno aa dad badan oo reer xararyaale isku keeno. waxaa igala soo xiriiri kartaa emailkeyga oo ah waayeel@hotmail.com hadii kale waxaan soo galaa Somalinet.com/chat.....magaca aan isticmaalana waxaa la dhahaa cilmiboodheri..... marka waa kaas hee sxbow ha leys maqlo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan ahay reer xararyaale aad ayaana ugu faraxsahahay sida isku raad sanaysaan. aniga waxaa lay dhahaa cali cagawayne waxaan deganaadugsiga aqwaanka agtiisa waxaad igala soo xiriirikartaan e mailkaan ali6898@hotmail.com. wasalaamu calaykum.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date aslamu calaykum. wad mahadsantihiin dhamaan .aniga waxaa la i yirahdaa Abduulahi Canjero waxaana deganaa xararyaale. waxaa la igala soo xiriiri karaa email-kan Angero5@hotmail.com.mar labaad mahadsanidiin
|