Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): CIYAAL MADIINO AMA BIISKA IYO ARADAYDII KABAXDAY H/DHEXE H.HUSSEIN GIIRE FADLAN HALKAN TAABO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.KOOD

Unrecorded Date
Waxaan halkaan ka baafinayaa dhalinyaradii reer madiina gaar ahaan kuwii daganaa laanta agaheeda iyo Baarbe. hadaba hadiii aad meelahaas daganayd ama aad taqanaanid wax soonahaas daganaa fadlan ilasoo xiriir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daqare

Unrecorded Date
DAQARE

sxb waa kusalamay aradaydii kabaxday x.x.giire weey sanado badnaayeen.adigu sanadkee ama lood ke eaad eheeyd oo kabaxday x.x.giire. aniga ayaa ka mid aha dhalinyaradii kabaxday dugsigaas. kadibna waxan dhiganjirey.m.c. baarbe oo giire ku dhegana.marka sxb sanadkii aakabadey inaad ii sheegto aan jeclaa waxaa laga yaaba ama ay u badantahayinaan ku garto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamza

Unrecorded Date
SAAXIIB SALAAN KADIB WAXAA LA DHAHAA HADAAD
XUSUUSATO XAMZA SHARIF MURSHID OO ISKOOLKA X.X.
GIIRE AYAAN AG DAGANAA MARKA BAL ILASOO
XIRIIR HADII ALLA IDMO.

MX

Unrecorded Date
WAR SNIGS WAXAA LA IDHAHAA CABDI ABSHIR WAXAAN DAGANAA JAYDA CIYAAL GODKA BOOLIQARAN KU DHAXYAALAY WAL HALA IALA SOO XIRIIRO AT PUNTLAND1@HOTMAIL.COM