We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date aniga waxaan ahay ciyaal x jab jab magacaygu waa OMAR GAAB waxaan deganaa degmad x.jab jab agteeda mar qofkii i garto ila soo xiriir adereeskan E mailka jamaan42@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaad marka hore iga gudoontaa salaan walaaltanimo aad u qoto dheer Cumar Cali Aden Musse,marka hore w marka xigta waxaan ku leeyahay aniga waan caafimaad qabaa adigana waxaan kuu rajeenayaa sidaas oo kale amiin. waa Saaxiibkaa oo aad deriska kula ahaa Aden Mohamed Aden " dhicis" waxaan ku leeyahay igala soo xiriir Aden80@hotmail.com Please Email me my best saaxiib walaalkaa Aden Omer gaab war halagaa helo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date DHICIS ar adi wadaadkii yariiska miyaa wadaaygiis cumar gureey ii MAMADA inteey ku dambeeyeen adi Zahra iidna inteey ku dambeesi ,,, XAMAR JAJAB iigu salaan hee anaa ku soo email gareen doono ,,,,Aabe waa maqlay allah ya raxma raaximiin,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date marka hore waan idin salaamay reer xamar jajab dhicis iska waran waa nin ciyaal xamar jajab ah waxaana isku iskuul ahayn feysal maxamad adan magacayguna waa liban saciid xaaji waxaana ahaa ciyaal shaamoow saaxiib feysal intuu ku danbeeyay iyo cumar sahro hooyo ee aan wada xiriirnno sxb feysalna aan warkiisa helo aniga ayaa email kuu soo dirayo ee isma dhaafno ex xamar jajab byeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 12, 2000 - 05:34 am waa idiin salaamay dhamaantiin liiban aniga ayaa ciyaal shamow ahaa soonahaas yaa ka taqaanay ii soosheeg iydhalinyaradii xaafada aad ayaa ugu faraxsanahay in aan magaca x j j aan maqlo bal iisoo kala faahfaahi dariska ilaaiyotiitiinka lamiga aadayo ceelgab
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 12, 2000 - 06:28 am ,,,Liban ma waxaad la dhalatay Maaska iyo Cabdi fataax,,,,Maxamad Saciid iyo Cabdi Fataax Saciid,, Ciyaal Shaamoow wax ilma saciid waxaan u maleynaa kuwaas lee waaye,,,,Ceelkii Aw Diiriye ka soo horjeedkiisa iyo Buluxeey,,,Macallin Adan iyo,,,,,Maxamad Saciid Maaska waxaa iigu war iyo wacaal dambeysay isagoo Abu Dhabi iyo Al cain ka dhaxeeya,,, Xamar Ja jab isa soo sheeg halkeed ka daganeed Shaamoow ,,,,,,Ilaa aaw Iikaroow ilaa hoosta hoose ee Shigshigoow ii Luul Municipio iyo godkii Qashin Qubka waa laguu yaqaan,,,,, ,,,,,Dhicis ii Cumar Gaab warkiin ha la helo,,Cumar Gureey oo shawaarib yeeshayna waa la sheegaayi,,,,heer nuur malaayna intay joogaan aa la sheegaayi!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, August 12, 2000 - 01:32 pm libaan waxaa ku weydiina in aa walaalo tihiin hodan fartuun anis abdifatax iisoo kala sheeg ceelka awdiiriye gadijiray aylahaayen reer nuur duqo bintinuur iyo ilaa waxaa aqaana ilaa muushuu sheegayo NEEFOOW KANIINI soonahaas waa ku dhashey waana ku soo koray eesoo kala sheeg
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 13, 2000 - 05:56 am waad salaaman tihiin dhamaantiin aniga ayaa aqaan liibaab saciid wuxuu degnaa ceelka reer nuur duqow agtiisa waxaan aheen deris magaceeyga waxaa layiraahdaa Abdirahiin waana ciyaal XAMAR J JAB
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 01:06 am aqiyaarta waa salaamantihiin dhamaantiin anigoo eh .NAAsir. maxamed .aden. oo daganaa dagmada xamar jajab.sheekadiina oo dhan waa aqristay ad ayaan ugu farxay, aqiyaartii da,adayada ahayd hadii ee wax kanoolyihiin, ha kusooqoraan,baafinta ciyaal xamar jajab.salaan wacan dhamaantiin,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 02:16 am salaan wacan dhamaantiin,anigoo ah .Naasir maxamed aden,oo daganaa xamarjajab,dagmada agteeda ciyaal xaafada aqbaartiina qaarkooda waan helay,cumar gaab,liibaan,ciyaal shaamoow,inta kale ciyaal xaafada hala soo xiriiran boga baafinta,si,an uwada xiriirno,waa anigoo idin leh,salaan wacan,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 02:23 am salaan wacan dhamaantiin cyaal x.jajab cabdi shukri colaad xirsi qofkii xiriirkiisa haaayo ha,ila soo xiriiro,oo aan isku da,a ahayn, iskoolka sheeq suufi isla ahayn, dhalinyarada xaafada badankooda waxaa lagu sheegay ,kenya.aqiyaarta boga mar walba lasoo xiriira.si,loo helo qabaaro cusub,salaan wacan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 02:27 am salaan wacan dhamaantiin c.xaafada. waxaan hilmaamay,cinwaankeega,oo ah.xamari@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 02:30 am salaan wacan dhamaantiin cyaal x.jajab cabdi shukri colaad xirsi qofkii xiriirkiisa haaayo ha,ila soo xiriiro,oo aan isku da,a ahayn, iskoolka sheeq suufi isla ahayn, dhalinyarada xaafada badankooda waxaa lagu sheegay ,kenya.aqiyaarta boga mar walba lasoo xiriira.si,loo helo qabaaro cusub,salaan wacan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 24, 2000 - 01:01 pm ,,,,,NefoowKaniini@hotmail.com!!!!!!!!! Ciyaal Xamar Jajab dhammaan warkiina keen,,, Aden meeshaas iigu soo dir email ,,, Dhagacadde halkee ku dambeeyay!!!!Ceelkii aw diiriye ninkaan sheegaayo adiina halkaas iigu dhaaf haddii ciyaal xamar jajab tahay oo welli meeshaas aan sheegooyo aad ku dhalati,,,,,Ilma Sheikh Nur lee amaa igu noqotaa,,,,Horta Abwaan intee ku dambeeyay!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 29, 2000 - 09:08 am CIYAAL XAMARJAJAB WARKA ISIIYA, FARDOOLEY/ANSALOOTI IN THE HOUSE. ASXAABTA WAA NINKII KULIGIIN BAADA IDINKA QAADI JIREY, XISAABTA ISOO GAARSIIYA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 28, 2000 - 12:56 am a salaamu calaykum, Salaanta iga qaada, aniga waxaa ku dhashay Xamar Ja Jab - ruuxa magac qaado ama i xusuusiyo aad baan u jeclay. Kiikale niyahow maxaad baad naga Qaaday - faashil baad ahayd. runti kuma xusuusni, lakinse waxaan xusunaa (dhalin yaraddi OORFANO oo kumiyaasha aan soo lulufanno isbaaro noo dhigan jireen ka mid tahay. sida Neefoow kale, raggi Ciyaal Mamaha luuqa u joogsan jiray. waxaa ii soo sheegtaan (Gaar Guuber, Fantomas, Sharmarke, oo ka mid ahaa jiray cayartoyda kubadda Koleyga, Zooro iyo dhalin yaro badan oo halkaan lagu soo koobi karin). Nasirow, ii soo sheek dhalinyaraddi Shaamo, yaad ka war haysaa, waxaan rabaa in aan ogaado warkooda, Cusman Beelay, Barfasoore, Yiri, Cumaraani, Cali Farax Seef, Skot).
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 04, 2000 - 03:32 am AKHYAAREY WAAD SALAAMANTIHIIN,WAXAAN,DEGENAA UNUCHEF GADAASHEEDA,WAXAAN DERIS AHEYN REER SHEEQ CALI XAAJI ,WAXAAN DHIGAN JIRAY XAMAR JAB JAB,ISKUUL 1973,KA DIB WAXAAN U GUDBAY MACALIN JAAMAC ISKUUL,WAXAAN BIIBITO KU LAHEYN,DHISMIHII CUSBAA EE REEGE UGAAS KA SOO HORJEEDKA,WAA BIIBITII KU DHAGANEYN TUUBAAKADA . AQYAAREY WAAD MAHADSANTIHIIN QALID SHEYLILA, AMA QALID ABDULQADIR AHMED.(YAWELI).
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 04, 2000 - 09:33 pm ,,,,,Sayid 66 Cajiib,,, Cajiiib ,,,,,Cajiiiib,, Yirri maa maanta isoo xasuusisay Cajiiib,, Rukhiyo Faarax Seef,, ii Farxiyo Faarax Seef,, Goobbe,,, ii Reer Shaammoow,,,,Cajiib Walaahi,, Cajiib Jiimbaaroow ii Af Yixaas,, Ruqiyo Shaammoow,, Cusmaan Beeleey ii Yusuf Xeyle,, Maxaamad Iikar ii sharqaankood,,,Iyaah aay ijaabo iikoow ii dadkaanya,,Nuur Muriidi ii Ibraahim Muriidi,,,,,yaabka yaabkiis amaa la ii keenni hee, Yelloow ii Dino Soof,,,Xayirri ii Barfasoorka,,,,Jeylaani shaammoow ii Burreh Jaamac ,,,,Sayiddii Khatar Caziim ii nus wadaaygiis Yirri haddiiba soo xasuusatid.....Cumar Malaakh iina waa kasee dabcan Carabeey ,,Maaddeey ii gadaashood,,,...Maxamad Buube ii Babiloon,,..Jaale Roose ii Tukke!!!!!!! Sayid iala soo xiriir Khatari saanaad tahaye NefoowKaniini@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 05, 2000 - 01:04 pm WAA DIGNIIN NEEFOOWKANIINI MIN FADLAG NETKA'BAX WAA DEGNIINTII KOOWAAD
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, October 06, 2000 - 09:26 pm CIYAAL XAMAR JA-JAB DHAMAAN TIINI WAAD MAHAD SANTIHIIN SIDA WANAAGSAN AAD ISKU RAADISAAN TAN LABAAD DADKA KOYTIGA KU AHAAY XAMAAR JA-JAB OO JINBAARTOODI WADAN JIRAY OO MALINWALABA GURI IJAAR RAADINJIRAY HAKA BAXAAN NETKA SIDA DADKA EYKAMIDYIHIIN NEFOOWKANIINI
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, October 07, 2000 - 06:32 am ,,,Sayid66 ila soo axriir walaale anigaa reer xamar jajab ah this is my email nefoowkaniini@hotmail.com u can be a real friend of mine.....u made remember a hell of good friends of mine.....Yirri and professor,,,, ilma Farah seyf....... Sayid hope u all the good!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 26, 2000 - 02:47 am WAA SALAAMANTIHIIN DHAMAAN CIYAAL XAMAR JAB JAB WAA ABDIQAADIR KUUSOOW OO DAGANAA KA SOO HORJEEDKA ISKOOL GAHEYR EE DHINCA DEGMADA. WAA SALAAMANTIHIIN DHICIS,NAASIR ,CUMAR GAAB IYO DHAMAAN CIYAAL XAMAR JAB JAB IS BAAFINTANA HALA WADO EE YAA LAJOOJININ. WAXAAD IIGALA SOO XIRIIRI KARTAAN CIWAANKA AH KUUSOOW2@yahoo.com sidaa iyo nabad galiyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 12, 2000 - 11:35 pm Wazzzzzzzzzzz Uppppppp rer Xamar Jab Jab. Walaahi I am glad to see that we are doing a search for our people. Good work guys lets continue until we find all. I wonder if any one out there Know Abwaan Sheikh Nur and his where abouts, his brother is Sahal and they use to have a convient store right at their house waxay ka soo horjeedeen almost Axmed shiikoow private schoolkisa. My Name is A/Malik Jeylani. Guys let get in touch and if you know Abwaan's where baouts please write to me as I was searching him for almost the past 12 yrs. And those of you oo iskool sheikh suufi dhigan jiray drop me a line aight. Malik email address: abdul_25@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 25, 2001 - 01:39 am TO:REER XAMAR JAB JAB WAAN IDIN WADA SALAAMAY. WAXAAN DHIGAN JIRAY DUGSIGA QUR'AAN EE MACALIN MAXAMED( ALLE HA NAXARIISTEE) DEEGAAN AHAAN WAXAAN DEGANAA BAAR HA IDHAAFIN GADAASHIISA. HADDA WAXAAN RAADINAYAA WIIL DHIGANJIRAY D/SARE RAAGE UGAAS OO LA ORANJIRAY CADAAWE. OO UU IISHEEGAY WAQTIGAAS WAA 10SANO INHADA LAGAJOOGO INUU AABIHII HEESTAY AMA UU MAXADAX KA AHAA HAALSHIRAHA,MINFADLAN II SOO RAADIYA. WAAD MAHADSANTIHIIN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 25, 2001 - 01:41 am TO:REER XAMAR JAB JAB WAAN IDIN WADA SALAAMAY. WAXAAN DHIGAN JIRAY DUGSIGA QUR'AAN EE MACALIN MAXAMED( ALLE HA NAXARIISTEE) DEEGAAN AHAAN WAXAAN DEGANAA BAAR HA IDHAAFIN GADAASHIISA. HADDA WAXAAN RAADINAYAA WIIL DHIGANJIRAY D/SARE RAAGE UGAAS OO LA ORANJIRAY CADAAWE. OO UU IISHEEGAY WAQTIGAAS WAA 10SANO INHADA LAGAJOOGO INUU AABIHII HEESTAY AMA UU MAXADAX KA AHAA GAALSHIRAHA,MINFADLAN II SOO RAADIYA. WAAD MAHADSANTIHIIN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 01, 2001 - 08:12 pm Dhamaantii waad salaaman tahiin waan ku farax sanahey sida aad isku baafineysaan aniguna waxaan halkan ka baafinayaa CALI AJEETO oo daganaa xamar weyne lakiin ku lahaah garaasho xamar jab jab cidii garneyso fadalin ila soo socod siiye mise ii soo jawaab thanks
|