Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Reer Xamar Jab jab " Degmada Agteeda "Cumar gab
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aden

Unrecorded Date
Waxaad iga gudoontiin dhamaan reer Xamar jab jab oo dhan salaan marka hore marka xigta waxaan leeyahay waxaan idiin rajeenayaa caafimaad qab wacan,.

Waxaa la, iyiraahdaa Aden Mohamed Aden,waxaana degnaa degmada agteeda waxaan halkan kasalaamaya dhamaan reer xamar jab jab meel kasta ay joogaanba Cumar gaab Mahamed cabdi ,Ciise, Liibaan Maxamed Yaasiin , iwm


Dhicis


Aden

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Unrecorded Date
.....DHAGACADDE,,,Aden Mohamed Aden,,,,,haye dhagacadde intee ku dambeeyey,,Cabdirashiid aan hadda ka hor is aragnay ee ibraahin intee ku dambeeyey,,,ii cumar gureey ,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jibril

Wednesday, November 22, 2000 - 12:08 am
to adan maxamed adan waxaan ahay nin aad isku barateen kenya 07081991 ee ma ixasuusataa weli waxaa jiray wiil aad saaxiibo ahaydeyn oo la oranjiray maxamud markii igu dambaysay joogay kenya nairobi walaalkiina jiray dalka marekanka
ee hadii aah igaratay waa ALLE mahadii hadii hadii kalane sharaad dheer ayaan kusii nayaa.

waxaa laiyiraahdaa jibril
mahadsanid